Camaloow
Naseexo

Hiiraanweyn
Jawiil
Maxaas
Hiiraan

Wararka

 

INNAA   LILLAAHI   WA INNAA   ILEYHI   RAAJICUUN

Hoos kafiiri  Tirada  dhimashada.

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada baladweyn ayaa waxaa lasheegayaa in ay ku geeriyoodeen 4 qofood Isbitaalka  Afartaasi waxaay ahaayeen  istaafkii  marxuun Cumar xaashi Adan, taasoo ka dhigeesa tirada guud 36. 

Ilaa hada macada dhimashada dhabta ah inta ay gaareeso sababtoo ah waxaa isku darsoomay  hilbihii dadkii ku waxyeeloobay oo lakala aqoonsan  waayay.

Marxuun C/kariin Faarax laqanyo ayaanan lahelin haba yaraatee qeeb jirkiisa kamid ah.

Baabuurka  lagu qarxiyay hoteelka  oo sababay dhimasho iyo dhaawaca ayaa waxaa lasheegayaa in  uu kayimid Xamar, dadka qaarna waxaa ay sheegayaa in  laga lahaa magaalada baladwey, Waxaana ku dhaganaa calaamada  ah waa iib baabuurka.

Dadkii Halkaas ku geeriyooday ayaa waxaay kala ahaayeen  9 Adaan warsame ah,     4 Agoon ah,  3 Cali ah,   3 C/yuusuf ah,    3 Cabdala ah,   Corneyl  Jijeela ah,  1 Gaaljacel ah, 2 Makane ah  1 Jidle ah  2 Baadecada ah .   

 

 

18.06.09 Wararkii ugu Dambeeyay   oon aan ka helnay magaalada Baladwey  waxaanu helnay  inta ku dhimatay oo gaareeysa  illaa  32  qofood  ayadoo ay ahaayeen 29 ayaa mardhow 3 dhaawac aheey  geeriyootay sidaa ayaay tiradu 32  ku noqotay,  dhaawacana illaa  hada  inta  la ogsoonyahay waa  48 qofood. 

Dhamaan inta dhimatay iyo inta dhaawaca ah waxaay u badanyihiin Nabadoono iyo Cuqaashii  iyo saraakiishii  Gobalka Hiiraan iyo Dad  shacab ah oo wadada  iskamarayay sida Caruur  iyo Dumarba   kuwaa soo  u soo kalahay suuqa si ay  u soo dhacsadaan Nolol maalmeedkooda.  

 

  1. Col. Comar Xaashi Adan.          

  2. Abdikariin Farax Laqanyo         

  3. (Nabadon) Xasan Cilmi A Dirir

  4.  Abdidhuux Guure(Gabayaa)     

  5. Inj,  Guure                                   

  6.  Maxamed Bare Fiidow

  7.  Buule Xaashi Aadan

  8. (Col) Maxamed Cabdi Yarow

  9. Muxumed Carabey

  10. Elmi Shire

  11. Axmed Carabey

  12. Abdi Faarax

  13. Xassan Biriqow

  14. (Col) Maxamed Cabdi Cibaar

  15. Cabdifitax Cali Xeyle

  16. Muudi

  17. (Col)Bidaar

  18. ina Samatar Cabdi
    Fadlan  magacyada  inta  aad   haysiid   inoogu  soo gudbi   Webmester@camaloow.com