
Allha Unaxariiste, Marxuun Dacar Xirsi Xooshoow Yaa kadanbeeyay Dilkiisa? Yaana dilay??? Jawaabtu kusoodir Emailkan Gureey006@hotmail.com
Maamulka Islaamiga Magaalada Kismaayo ayaa shalay gelinkii dambe fuliyay xad gacan goyn ah oo lagu fuliyay nin lagu magacaabo Yuusuf Yarow kadib markii Maxkamad Islaami ah ay ku heshay dambi ah in uu si bareer ah u xaday shabaagta lagu gaado kalluunka. Sii akhri

Gudoomiyaha Maxkamadaha ee G/Hiiraan
Sheekh Abdiraxmaan
HALKAN KA DHEGAYSO 
Cali Maxamed Geedi oo doonaya in ladhiso Maamul - gobaleed lagu magacaabo Banadir-Land iyo Sheekh Shariif oo ka diiday...........
|
Wararka Maanta Talaado 28.04.2009 |

Khilaafka u Dhexeeya Xasan Dahir Aweys Iyo Indhacade Oo Sii Xoogeysanaya.............

Dowladda Masar oo ka wal walsan Labo Markab oo looga heysto Xeebaha Somalia gaar ahaa Qeeybta Puntland.....................

Madaxweyne Sheekh Shariif oo sheegay in aanay dalka marna ka baxeyn Ciidamada AMISOM.............
|
Wararka Maanta Isnii 27.04.2009 |

Maamulka Maxkamadaha ee G/Sh/Dhexe oo heshiis rasmi ah la galay Hey'adaha Deeqaha bixiya, kadib markii ay shalay soo gaareen Magaalada.......

Mid ka mid ah Gudoomiyeyaasha Gobolada Puntland maamusho oo la dilay iyo baaritaano lagu haayo dad lala xiriirinayo dilkiisa..............

Talooyinkii Madaxweynaha Suudaan & Iclaanka Digaalka kabilowday Magaalada Muqdisho iyo B/weyn........
|
Wararka Maanta Axad 26.04.2009 |
ANIGANA WASIIR AYAAN DOONAYAA SI AAN UQAATO HEE:: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey in halkii Wasiir bishii mushaar loo siiyo lacag dhan 12,000$....................

Faahfaahin Qasaarihii uu sababeystay dagaalkii fidkii xalay ka dhacay kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad ee M/Muqdisho.................
|
Wararka Maanta Sabti 25.04.2009 |

 Hoobiye lagu Weeraray Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho..................

C/raxmaan Janaqow :: Mowqifka Alshabaab Waa Mid Cad waa Dad isu heysta inay keligood Islaam yihiin, Dadka Gaalo ayay u yihiin...........
|
Wararka Maanta Jimco 24.04.2009 |

Dadaalo lagu soo afjarayo dagaaladii dhowaan ka dhacay Magaalada B/weyn ee G/hiiraan oo si xowli ah u socda...............

Warar sheegaya in Sheekh Xasan Dahir loo diiday inuu ka qudbeeyo Garoonka Kubada Cagta Stadium Muqdisho.............

Yurub Hadey Sidaan tahay Oday I dhali karo Ma Guursadeen!! (Sheeko Xiiso Badan)
|
Wararka Maanta Khamiis 23.04.2009 |

Gudoomiyaha Degmada Hodan oo saaka ka bad baaday Qarax miino lagu qaarijin lahaa.............

Haddii (S) ay ku curatey (M) ! inta aysan (M) fool deg-degin aan ka gaarno........................

War deg deg ah: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo goor dhow ka soo degay magaalada Muqdsiho..........................
|
Wararka Maanta Arbaco 22.04.2009 |

Saraakiisha Maxaakiimta oo ku Socda Tubtii Dowladii TGF-da xaga ugaarsiga dilalka. .............

Odoyaasha Dhaqanka G/hiiraan oo ku guulaysay in ay kala qaadaan Ciidankii isku hor fadhiyay Gudaha Magaalada B/weyne ee G/hiiraan................
|
Wararka Maanta Talaado 21.04.2009 |

Ilaa 2 ruux oo rayid ah ayaa xalay ku geeriyooday Ispitaalak weyne Buundada liiq'liiqatooo Xiran.....................

Xaalka Baladweyne ayaa saaka degan iyo Ciidamadii oo lakalaqaaday, ka dib dagaalkii shalay ka dhacay halkaasi............
|
Wararka Maanta Isniin 20.04.2009 |

Wararkii ugu danbeeyay Dagaalka kasocdo Baladweyn.............

 Dagaal Culus u dhexeeyo Islaamiyinta oo ka bilowday B/weyne............. Ibrahim M. Geedi B/weyn

Barre Hiiraale "War nimankaan Alshabaab waxay galeen Beer ay Hooyadey ku laheyd Deegaanka Muuri, kadibna waxay boobeen hantidii meesha tii............
|
Wararka Maanta Sabti 19.04.2009 |

Sheekh Cabdiraxmaan Ibraahim Macoow oo ka hadlay: Banan bax balaaran oo lagu muujinaayo sida loo taageersan yahay go'aankii shalay kaso yeeray mudanayaasha baarlamaanka..................
|
Wararka Maanta Sabti 18.04.2009 |

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga oo kulan ku qaatay Magaalada Ankara.............

kooxo hubaysan oo xalay fiidkii sedax nin ka afduubtay Magaalada B/weyne.................
|
Wararka Maanta Jimco 17.04.2009 |

Cumar Xaashi " Muqdisho waxaa la keenay 90-nin oo Bastoolado wata, waxaana loo soo diray inay dilaan Xubnah.............

Abuu Mansuur oo sheegay in weerar lagu soo qaaday guri ay Muqdisho ka degenaayeen Saraakiil Alshabaab ah.............
|
Wararka Maanta Khamiis 16.04.2009 |

War deg deg ah: Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo goor dhoweyd lagu dilay Agagaarka Warshada Biyaha Caafi..........

Ciidamada Badda Faransiiska oo gacanta ku soo dhigay 11 burcad badeed ah soomaali ah.........
|
Wararka Maanta Arbco 15.04.2009 |

Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada B/weyne oo sharaxaad ka bixiyay Xabsigaas........

Dhib Kama jiro Kismaayo: Sheekh Max'ed Dul-yadeyn oo kamid ah Saraakiisha Raas Kambooni ayaa...............
|
Wararka Maanta Talaado 14.04.2009 |

Isbar baryaaca Siyaasada Somalia Oday dhaqameed, Madaxweyne, Raisul wasaare, Aqoonyahan...........

Ururka Alshabaab oo sheegay in aysan jirin cid si gaar ah u sheegan karta Magaalada Muqdisho heyb ahaan iyo deegaan ahaan...........
|
Wararka Maanta Isniin 13.04.2009 |

Burcad badeeda oo wacad ku maray in ay ka aargudan doonaan kooxihii dilay Saaxiibadood.........

Odoyaal iyo Waxgarad ku dhaqan xadka ay wadaan Gobolada Hiiraan iyo Sh,dhexe oo............
|
Wararka Maanta Axad 12.04.2009 |

Maamulka Maxkamdaha Islaamka G/hiiraan oo sheegay in kulan ay la yeesheen Hay'addaha samaflka ee jooga Gobolkan.......................

Gudoonka Baarlamaanka oo sheegay in Xukuumada u soo gudbisay Mooshinkii ku dhaqanka Shareecada.......
|
Wararka Maanta Jimco 10.04.2009 |

Howshaan Ciidamada amaanka Mamulka Maxkamadaha islaamka ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa magalada.........

Dagaalo iyo duqeymo is bar bar socday oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.........
|
Wararka Maanta Arbaco 08.04.2009 |

Guddoomiyaha Maxkamadda maamulka G/Hiiraan ee DFS oo dib u helay xuriyadiisa...........

Ka eeg Somalitalk:

Xoogaga ka tirsan Xisbul Islaam oo xalay Sarkaal ka tirsanaa Maamulkii Yuusuf Dabageed ee Gobolka Hiiraan ka afduubtay B/weyn...............
|
Wararka Maanta Talaado 07.04.2009 |

Musalsal ka baxay Telefishinada Af-Soomaaliga, Sababayna in la furo in ka badan 50-Haween Soomaaliyeed ah oo dhammaatay........

Madfac habow ah oo goor dhoweyd ku dhacay qeybo ka mid ah Degmada Hodan........
|
Wararka Maanta Isniin 06.04.2009 |

|
Wararka Maanta Axad 05.04.2009 |

Markab xamuul ah oo ku sii jeeday xeebta mumbaasa ee dalka kenya oo la qafaashay..............

Sheekh Xasan Dahir oo ku soo wajahan mid ka mid ah Deegaanada G/gaduud, xilli loo diiday inuu ka soo dago Dhuusa Mareeb............
|
Wararka Maanta Jimoco 03.04.2009 |

Xaalada Degmada Jamaame oo saakay degan kadib markii ay halkaasi isku herdiyeen...........

Maamulka Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Hiiraan oo Shacabka Reer Hiiraan ugu baaqeen in la Taageero Dowlada Midnimada Qaran.............
|
Wararka Maanta Khamiis 02.04.2009 |

Xassan Daahir waa u badbaado Dowladda Madaxweyne Shariif.......
|
Wararka Maanta Isniin 27.10.2008 |
Dil ka dhacy maant magaladda B/weyne xarunt G/ Hiiraan
|
Wararka Maanta Isniin 20.10.2008 |
Aroos Si heer sare ah Loosoo Qabangaabiyay ayaa kasocdo Magaalada Nairopi, Isagoo dhameeystiran waa idin soo gudbini doonaa Inshaa Allah.
Ciidamada dowladda KMG ah oo Nin waalan ku dhaawacay degmada Kaaraan saaka.....
|
Wararka Maanta Axad 19.10.2008 |
Dawladaha Yemen, Denmark iyo jarmalka oo kulan saddex geesood ah ka yeeshay xaaladda dalka Soomaaliya....
Daawo Waxqabadkii Allha Unaxariistee Marxuun Dacar Xirsi Xooshoow.............
|
Wararka Maanta Sabti 18.10.2008 |
Xoogagga Maxkamadaha oo hawl gal ay ka sameeyaan Magaalada Beledweyne ku soo Qab-qabtay tiro dad ah......
Maamul goboleedka Puntland oo beenisay warar sheegaya inay ka go'ayso dalka Somalia.......
Saraakiil militari oo Maraykan ah oo la xaqiijiyay inay bixiyaan amarada duqeynta iyo hawlgallada ay sameeyaan ciidamada AMISOM......
|
Wararka Maanta Khamiis 16.10.2008 |
Waa sidee Xaalada Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan kadib markii dhawaan la dilay Gudoomiyahoodii?
BRAKING NEWS: Dagaal qaraar oo hadda ka socda isgoyska KM4......
BREAKING NEWS: Duqeyn loo geystay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.....
Wiil yar oo 6 jir ah oo lagu Adduubay Muqdisho, madax furashana lagu sii daayay.Lacag dha 200 oo doolar oo kali ah........
|
Wararka Maanta Arbaro 15.10.2008 |
Daawadayaasha Bogan Camaloow Waxaan idinka Cudur daaraneeynaa Cilad Farsamo Awgeed.
80-xildhibaan oo si hordhac ah saacadihii ugu dambeeyay u gaaray magaalada Nairobi.......
|
Wararka Maanta Sabti 4.10.2008 |
Tuulooyinka ku heeyndaarsan magaalada Qalimoow oo Dad badan kulaayay Shuban calooleed. Warbixin aanu ka helnay Xaaji Cumar Qalimow.....
Taliyihii nabad Sugiida Magaalada Beydhabo oo Saaka Waaberigi lagu dilay gudaha magaalada Beydhabo......
|
Wararka Maanta Jimco 3.10.2008 |
Hay'adaha Samafalka oo loogu baaqay inay isticmaalaan garoonka diyaaraahaha ee Baledweyne........
|
Wararka Maanta Khamiis 2.10.2008 |
Bandow xalay ka dhaqan galay magaalada Baled Weyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.........
|
Wararka Maanta Arbaco 1.10.2008 |
Maxkamadaha Islaamka ee ka Taliya B/weyne oo bandaw ku soo rogay magaaladaas Sababo Laxiriira Amaanka........
|
Wararka Maanta Talaado 30.9.2008 |
Warsaxaafadeed:Ku Saabsan Ka Bixitaanka Eithopia ee Gobalka Hiiraan......................iyo Hadalkii Kasoo yeeray Indhacade oo Walaac ku abuuray Shacabka Hiiraan ......( Inboow Armaay Eithopianka kusoolaabtaan Hadakiisa!!!!)
KuluCaam Wa Antum bilkheeyr.
|
Wararka Maanta Isniin 29.9.2008 |
Maydadka in ka badan 50 Tahriibayaal Soomaali ah oo ku soo caariyay Xeebaha dalka Yemen........
|
Wararka Maanta Sabti 27.9.2008 |
Madaafiic lagu garaacay Suuqa Bakaaraha ka dib markii diyaarad soo degatay la weeraray........
|
Wararka Maanta Jimco 26.9.2008 |
Wararkii Caawa:Burcad badeeda Somalida oo gacanta ku dhigay Marka saaran 30 Taangi iyo gawaarida gaashaaman......
Ciidamada Itoobiya ee ka guuray Jante Kundishe oo gaaray Feerfeer. ......
BREAKING NEWS: Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ka guuray Jante Kundishe oo fariisin cusub ka dhigtay deegaanka Kala Beyrka......
|
Wararka Maanta Axad 23.8.2008 |
Daawo Itoobiyaanku Dhacdooyinkan Ay ugeeysteen Shacabka Somaliyee....
|
Wararka Maanta Jimco 22.08.2008 |

Xoogaga Al shabaab oo la Wareegay gebi ahaanba Xoog Ku Maquunsheen Magaalada Kismaayo....
|
Wararka Maanta Khamiis 21.08.2008 |
Ganacsigii magaalada Baladweyn oo dib u bilawday markii uu saameyn ku yeeshay Dagaalo halkaasi ka dhacay....
|
Wararka Maanta Arbaro 20.08.2008 |
Dagaal Kadhacay BuudoWeeyn Magaalada B/weeyn oo Sababay Dhimasho Hal nin oo Rayid ah Inta La ogyahay...
|
Wararka Maanta Talaado 19.08.2008 |


Xarakada Alshabaab Oo si Xoogan Loogu Soodhaweeyay Magaalada Kismaayo.....
|
Wararka Maanta Isniin 018.08.2008 |

Magaalada Beledweyne Meelaha Labaaray Waxaa kamid ah Xaafadda Buula-xaabley....
|
Wararka Maanta Axad 017.08.2008 |
Madooneeysaa in aad ku XifdisoQuaanka Kariimka 30 Maalmooo.......
Ha moogaanin Webkan Cusub Mardhow ayuu Hada Soogalayaa
www.hiiraanweyn.com
Ciidamada Itobiyaanka Ay 4 Dhalinyara Ah guri kalasoobaxeen.....
|
Wararka Maanta Sabti 016.08.2008 |
Inkabadan 13 Itoobiyaan ah oo ku Bakhtiyay G/Hiiraa Caasimada Baladweeyn...
|
Wararka Maanta Khamiis 014.08.2008 |

Waxqabadka Ururka Daljire Daawo Sawirada...

Dhismaha Jaamacadda Hiiraan Daawo Sawirada...
|
Wararka Maanta Arbaco 013.08.2008 |

Ururka Nabadda iyo Hormarinta Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay Dalka Sweden oo deeq gaar siiyay dadkii ku barakacay Dagaalladii ka dhacay Beledweyne
|
Wararka Maanta Talaado 012.08.2008 |

Madooneeysaa in aad ku xareeysato Mobilkaada Quraanka Kariim oo Qoraal ah? hadii aytahay haaa Kafaaideeyso...

Ciidamada Itoobiya oo fiiqid ku haya guryihii laga barakacay ee Muqdisho.....
|
Wararka Maanta Isniin 011.08.2008 |

Ururka Daljire (UDHL) oo Gaarsiiyay Deeq Raashiin iyo Mid bustoyaal G/ Hiiraan, Cidii Dooneeysa in Ay Sadaqadooda Gaarsiiyaan Dadka Barakacay/Gaajeeysan/Agoonta / IWM Haa ku HagaajiyaanaDaljire UDHL Daljire.........
Meydadka Labo Wiil oo Dhalinyaro ah oo mar kale laga helay Biyaha Wabiga shabeelle ee Magaalada Beledweyne

Waxaa Xabsiga Dhigeen C/qaadir Af-dhuub Makaraan Ciidamada Itoobiya oo ay Lasocdaan Ciidamo Ka amarqaato Duqa Magaalada Beledweyne Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) ayadoo la gu eedeeyay Canshuuraha Lagaqaado Gobalka Hiiraan.
|
Wararka Maanta Axad 010.08.2008 |
Xaalada Gobolka Hiiraan oo Dagan ayadoo larajeeynayo
Itoobiyaanka in ay ka guuraan guda magaalada..

Kadaawo Universal Tv iyo Kanaalada Carabta Camaloow .com Qeeybta Bidixe.
Tacsi Allaha unaxariiste Marxuun Cali Cabdi Geedi oo ku geeriyooday G/ Jubada Hoose
|
Wararka Maanta Sabti 09.08.2008 |
Shirweeyne Ay Qabanqaabinayaan Jaaliyadaha Xawaadle ee Waqooyiga Yurub Wadamada laysku yiraahdo iskaandanaafiyaanka...
|
Wararka Maanta jimco 08.08.2008 |
Baaq Lagu Canbaareeyay Digaaladii kadhacay G/Hiiraan
Ururka CSDO (Central Somali Development Organization"CSDO") .....

Cabdi Qaydii Iyo Cali Ganeey Maxaa kalahaysto Digaal faraha loogu gubtay oo kadhacay mag....
Suaalo Diini Ah iyo kuwo Siirada Rasuukla SCW oo Qoraal ah Ka akhriso Halkan.
Khilaafka u dhexeeya Soomaaliweyn iyo Ethiopia oo soo Jireenka ahaa Ka akhriso Halkan.
|
Wararka Maanta Khamiis 07.08.2008 |
Uruurka Daljire kana Hoowgalo G/Hiiraan
Waxaan si gooni ah ugu mahadcelineeynaa shaqsiyaadka sida goonida ah u dadaalay ee aadka uga shaqeeyay in arintaan lagamira dhaliyo...
|
Wararka Maanta Arbaco 06.08.2008 |

Isqabqabsi ka aloosan G/ hiiraan

Sheikh Shariif iyo 7 xubnood oo isagu la socda ayaa maal mahaan ku joogo Dalka Masar Casuumaad ay u fidisay Jaamacada Carabta...
|
Wararka Maanta Talaado 05.08.2008 |
Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan iyo Duqa Magaalada Beledweyne oo isku khilaafay qaadista lacago cashuur ah oo uu soo rogay Duqa Magaalada....
|
Wararka Maanta Isniin 04.08.2008 |
Magaalada Beledweyne oo Laga dareemaya Xiisad Dagaal Ayadoo Shalay Qarax Lalabeegsaday mid kamid ah Taageerayaasha Itoobiya, Kana goday Lugtii uu JiisKa ka ahaa sii akhri...
|
Wararka Maanta Axad 03.08.2008 |

Ugu yaraan 18 Haween Kawaday Nadaafad Wadadooyinka Magaalada Muqdisho Oo Ku Geeriyooday Qarax kadhacay Wadada M..
|
Wararka Maanta Sabti 02.08.2008 |

Ururka daljire oo Horay ugaarsiiyay Deeq Lacageed Gobolka Hiiraa Caasimada B/Weeyn Hadana Ku hoowlan Siiduu Wax Ugaarsiini La haa Hadii rabi Idmo.Daawo
|
Wararka Maanta Jimco 01.08.2008 |


Abwaan A/qaadir Adan Guleed. (((Qiimaha ay hooyadu leedahay)))
|
Wararka Maanta Khamiis 31.07.2008 |
Nin Mahersaday Gabar Afarsano ka hore dhimatay, Waa arin la layaabo ee bal sii akhi .
|
Wararka Maanta Arbaco 30.07.2008 |

Xaaladda Nolasha dadkii ku barakacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne oo laga deyrinayo.
|
Wararka Maanta Talaado 29.07.2008 |
Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo markii labaad todobaad gudahiisa shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay>>>

Maxamad dheere oo xikii Laga Qaaday. miyuu Aqbalay Mise waa qasab? Warar aynu ka helnay Ilo ku dhow dhow shirkii Golaha Wasiirrada ee maanta waxaa lagu sheegay sababta Maxamed Dheere xilkaas looga qaaday
|
Wararka Maanta Isniin 28.07.2008 |
Sadax Dhalinyara ah oo dhamaantood madaxa laga toogtay Magaalada Baladweeyn.
Aadan Madoobe oo Magaalada Baydhabo kula hadlayay Ciidamo Boolis ah Kuna Xadgudbay Isbaheeysiga Maxaakiimta.
|
Wararka Maanta Axad 27.07.2008 |

Shiikh Xuseen Gaagaale oo wareysi siinayay mid ka mid ah Idaacadaha ka howl-gala gudaha dalka ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka iyo Odayaasha dhaqanka dhowr jeer uu horay u dhaxmaray wada hadal u jeedadiisu aheyd in Ciidamada Itoobiyaanku gudaha u soo galin Magaalada B/Weeyn.
Meydka Gabar da’deeda lagu qiyaasay 18 sano ayaa xalay fiidkii laga helay agagaarka Dugsiga G/lle Xasan Diiriye ee Degmada Shibis, iyadoo meydka gabadhaasna uu ahaa mid gowracan.
|
Wararka Maanta Sabti 26.07.2008 |
Xaalada Magaalada B/weeyn oo Dagan iyo C/laahi Cosoble oo ka bixiyay.
|
Wararka Maanta Jimco 25.07.2008 |
Kalasoco Wararkii ugu danbeeyay iy Sawiro Dagaaladii Kadhacay Magaalada B/Weeyn www.Camaloow.com

Khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Dagaal culus oo mar labaad maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne.
Xaaladda Magaalada Beledweyne oo xalay iyo saakayba degan kadib dagaal Culus oo shalay ka dhacay.
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo ka hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne.
|
Wararka Maanta khamiis 24.07.2008 |

Maxaa kalifay in ay soo galaan Gudaha magaalada ? Yaase ka danbeeyay? In ay soo galaan, Xabashadii Daganeed DuleedkaMagaalada B/Weeyn.

Keeydaka Wararkii Hore
nta Khamiis 17.07.2008
|