Raiisul wasaare ku xigeenka wadanka Turkiga iyo wafti balaaran oo uu horkacayo ayaa waxaa garoona diyaaradaha agaalada Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyey
Posted by garaad on 23/02/2013
Raiisul wasaare ku xigeenka wadanka Turkiga iyo wafti balaaran oo uu horkacayo ayaa waxaa garoona diyaaradaha agaalada Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyey

Extended News
Raiisul wasaare ku xigeenka wadanka Turkiga iyo wafti balaaran oo uu horkacayo ayaa waxaa garoona diyaaradaha agaalada Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyey

Raiisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Fowziya Yuusu Xaaji Aadan iyo Xubno Kale oo ka tirsan xukuumada Soomaaliya.

Fowziya Yuusuf Xaaj Aadan oo Warbaahinta la Hadleysay kadib markii uu soo idlaaday wadahadal ay garoonka kula yeelatay dhigeeda dalka Turkiga ayaa sheegtay in dalka Turkiga uu yahay dal muddo dheer garab taagna umada Soomaaliyeed waxayna intaa raacsay in ujeedka manta safarka madaxda Turkigu uu ku qotomo sidii ay u kormeer lahaayeen Mashaaricda ay Soomaaliya Ka wadaan Hay’adaha hour marinta dalkaas.

Waxayna Sidoo kale sheegtay in waftigu manta yimi Muqdisho ay mashaariic hor leh xariga ka jari doonaan inta ay ku sugan yihiin Caasimada Muqdisho waxayna sheegtay in dowlada Soomaaliya iyo Shacabkeeduba aysan waligood ilaawi doonin hiilada ay ka heleen walaalahood a Turkiga xili ay aad ugu bahnaayeen sida ay tiri Foqziya Yuusuf.