Dagaal Xoogan ayaa ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose ee Magaalada Janaale taasoo keenta in ay iska ............
Posted by garaad on 20/02/2013
Wararka Naga soo gaaraya Janaale ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa ay ku soo waramayaan in dagaal Xoogan uu Dhemaray Ciidamada Isbaheeysiga

Extended News
Wararka Naga soo gaaraya Janaale ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa ay ku soo waramayaan in dagaal Xoogan uu Dhemaray Ciidamada Isbaheeysiga iyo Kuwa Xarakada Al Shabaab.

Sidoo kale Iska Hor’Imaadka ayaa la sheegay in inta la ogyahay ay ku dhinteen illaa 2 qof oo dhinacyadii dagaalamay ah waxaana wararkii ugu dambeeyay ee halkaasi laga helayo ay tilmaamayaan in xaalada haatan ay degentahay oo Deegaanka Janaale ay gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda iyo Kuwa Midowga Afrika.
wararka ayaa waxa ay ku darayaan in halkaasi Ciidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM ay ka bilaabeen baaritaano ku saabsan Hub.