Daawo Sawirka Gacan Kudhiiglihii Dilay Marxuun Maryacade Magaalada Baledweyn ee Gobolka Hiiraan Gacanta lagu hayo...........
Posted by garaad on 13/12/2012
Daawo Sawirka Gacan Kudhiiglihii Dilay Marxuun Maryacade Magaalada Baledweyn ee Gobolka Hiiraan Gacanta lagu hayo...........
Extended News

Daawo Sawirka Gacan Kudhiiglihii Dilay Marxuun Maryacade Magaalada Baledweyn ee Gobolka Hiiraan Gacanta lagu hayo...........
Ciidanka Booliska ee Magaalada Baledweyn ayaa Manata soo bandhigay Gacan Ku dhiigle Muqtaar Xasan Maxamed oo Dhawan ku dilay maagalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Gudoomiyihii Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Nabadoon Marxuum Maxamed Xuseen Marya cade.
Gacan ku dhiiglaha oo ah nin dhalinyaroo ah ayaa la sheegay inuu qirtay Dilka nabadoon Mara yare waxana Boolisku sheegeen in lagu dhawaan laguw areejin doono eheladiisa marka la xukumo si ay u qisaastaan.
Sidoo kale dilka Nabadoonka aaya si weyn loga Xumaaday Gudaha iyo Dibada maagaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Wararka aanu ka helnay Ilo Xog Ogaal ah ayaa sheegaya In Marxuun Maryacade Dilkiisa ay ka denbeeyeen Rag aqoon uleh oo Degan Magaalada Baledweyn Taasoo U sahashay in uu Dilo Nabadoonka Guud ee Gobolka Hiiraan.
Waxaana lagu Raad joogaa Sidii Loo soo Qaban Lahaa Ragii lasocday iyo Waxuushta Ugaarsato Wax-garadka Gobolka Hiiraan oo aad Moodiid in ay Wax Naxariis ah laheenba.