Kenya oo Adkeeysay Xaduuda ay la leedahay Somaliya Taasoo keentay in ay Gacanta Ku dhigaan ........
Posted by garaad on 12/12/2012
Wararka naga soogaaraya Dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidmada Kenya ay soo buux dhaafiyeen soodinta ay lawadaagta somalia
Extended News
Wararka naga soogaaraya Dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidmada Kenya ay soo buux dhaafiyeen soodinta ay lawadaagta somalia
Sarakisha wadankasi ayaa baraya gawarida ka baxda somalia iyo sidoo kale suaalo ay weydiinayaan dadka socota ah ee u kala goosha soodinta Kenya iyo somalia.
Xukuumada Kenya ayaa shegtay in ay ka cabsi qabto suurta galnimada dagaal yahano al-shabab oo falal argagexiso ka geesta wadankasi.
Adkeenta ay ciidamda amanka Kenya ay ku adkeenayan amniga soodinta ay la wadagan somalia aya waxa ay kusoo beegmaysa waqti xrakada al-shabab ee somalia loaga asaray magalada jawhar ee xarunta gobolka sh-hoose.