QURBA JOOGTA REER HIIRAAN IYO WAX GARAD KA SOO JEEDA BEELAHA DEGA GOBOLKA HIIRAAN IYO KOOFURTA SOOMALIA QAARKOOD OO CANBAAREYEY DILKII LOO GAYSTAY NABADOON MAXAMUUD CABDULAHI YUSUF CODEEY
Posted by deeqyare on 07/12/2012
qurba joogta reer hiiraan iyo kuwa ka soo jeeda gobolada jubooyinka/ iyo gedo oo canbaareyey weerarkii arxan darada ahaa ee loo gaystay alle ha u naxariistee nabadoon maxamuud cabdulahi yuusuf (codeey) oo shelay koox hubaysan ku dileen xafada nasteexo ee magalada muqdisho
Extended News
alle ha u naxariistee waxaa shelay maqribkii lagu toogtay nabadoon maxamuud cabdulahi yusuf codeey oo ahaa nabadoon si weey looga yaqaano koofurta iyo bartamaha dalka somalia dilka nabadoonka waxaa ka horeyey maalmo ka dib dilkii loogu geestay magalada beledwayne isna naxariistii jano alle haka waraabshee nabadoon maryacade oo si wayn looga yaqiinay gobolka hiraan.
hadaba qurba joog ka tirsan beelaha dega goblka hiiraan ayaa canbaareyey weerada lagu dilay nabadonada maryacade iyo codeey qurba joogta qaar kood oo u waramay shabakada camaloow online ayaa ka dalbaday dowlada somalia in eey baaritaan ku samayso dilalkaan qorsheysan ee ka socda dalka somalia gudoomiyaha qurba joogta beelaha reer hiiraan ee dalka koofur africa mudane Cali zareye iyo xog hayaha guud ee ururka dhalin yarada beesha xawadlle ee dalka south africa ayaa sheegay in looga baahan yahay dowlada somalia dadkii dilay 2 da nabadoon eey gacan bir ah ku soo qabtaan sidoo kalle xasan cali yusuf oo loo yaqaan xasan rooti aa isna shabakada camaloowonline u sheegay in wax laga xumado eey tahay in dowlada meel ey ka taliso lagu laayo nabadoonada dalka
' style='margin:5px' align='left' />' style='margin:5px' align='left' />