Daawo fiidiyoowgaan dhibka soomalida jaran jarada socoto ay kala kulmaan marka ay soo galaan wadama yurub waa gabdho soomaliyeed oo ku shiban jaran jarta socota oo ay mari lahaayeen.
Posted by baarlin xaji on 20/08/2012
Dhibka ka qabsaday wadamada yurub markii ay soomalidu soo gashay xaga meelaha ay rabaan in ay maraan nala daawo .
Extended News
Gabdho soomaliyeed oo soo galay wadanka iswiidhan gaar ahaan magaala madaxda labaad ee yataboori ayaa jaran jarta socota ee lagu galo dhulka hoostiisa wadooyinka mara ama dukaamada ku yaala ayay waxay mari la,ayihiin jaran jartaas .

Jaran jarta dhulka hoostiisa lagu galo ayaan lagu aqoon wadanka soomaliya oo ay ka yimaadeen gabdhahaasi , sidaas darteen waxay ku dhiban yihiin mari taanka jaran jartaas.