18 June 2013 23:42:32
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 539

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
RA,IISUL WASAARE FARMAAJO OO SHALAY GILINKII DAMBE BOOQDEY JIIDAHA CIIDAMADA KUNA DHIIRI GALIYEY IN AY SII LABA JIBAARAAN KA HORTAGA AL SHABAAB.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo oo shalay galinkii dambe ku tagay koormeer aagaga hore ee dagaalada ay ka socdaan ayaa sheegay in ay dileen in ka badan -43-Askari oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.
KABTA HA-IIGA ISTAAGIN KUDHACDAY SOMALIDII DAGANEED XAAFADA ISLII EE MAGAALADA NAIROBI.....+ SAWIR..
Booliska dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay baaritaano culus ku hayey xaafadaha Soomaalidu degantahay ee Islii.
DAGAAL XOOGAN AYAA SAAKAY AROORTII KABILOOWDAY mAGAALADA MUQDISHO OO HOY U NOQOTAY DAGAAL AAN DHAMAANEENIN...
Dagaal xoogan oo u dhexeeya xarakada Shabaab iyo ciidanka Amisom ayaa saaka markale ka bilawday qeybaha waqooyi
WASIIRKA MAALYADA DR XUSEEN CABDI XALANE OO SOO BANDHIGAY MIISAANIYADA SANADKA 2011 BAALAMAANKANA KA CODSADAY SI DHAQSO AH IN LOO ANSIXIYO.
Xukuumadda KMG ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Miizaaniyadda sanadka soo socdo ee Dowladda KMG ee Soomaaliya.
QARAX LALA BEEGSADAY CIIDAMADA BOOLISKA DALKA KENYA OO MARAYAY XAAFADA SOMALIDA EE ISLII.
Qarax lala beegsadey gaari ay saarnaayeen ciidanka boolika ee dalka Kenya ayaa ka dhacay waxaana halkaasi ku dhintay hal askari qaar kalana way ku dhaawacmeen.
DAGAALKII SHALEY ILAA XALAY KA SOCDAY MUQDISHO OO AL SHABAAB DHUFEEYSO BADAN LOOGA QABSADEY KADIB MARKII LOO AWOOD SHEEGTAY.
Dagaalo iyo duqeymo gaytay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawac ayaa shalay galab ilaa xalay 7 fiidnimo soo gaaray oo ka dhacay Woqooyiga magaalada Muqdisho.
ARDAYADA SOMALIYED EE MAGAALADA KHARTUUM OO XUSAY DHACDADII XANUUNKA BADEYN EE HOTEL SHAAMOOW OO LAGU XASUUQAY DHAQAATIIRTII SOMALIYED.
Waxaa xalay lagu xusay magaalada Khartuum ee xarunta dalka Sudan dhacdaadi naxdinta laheyd ee ka dhacday 3 dec 2009 Hotel Shaamoow ee magalada Muqdisho.
WASIIRKA WASAARADA MACDANTA IYO SHIDAALKA OO SHEEGAY IN DIB U HABEYN BALAARANI AY KU SAMEYN DOONTO WASAARADANI.
Wasaarada Macdanta, biyaha, tamarta iyo shidaalka ayaa sheegtay in ay shuruuc u sameyneeyso shirkadaha shidaalka ee dalka ka howgala islamarkaana ay dib u habeeyneeyso shaqada wasaaradaasi.
CIIDAMADA DOWLADA KMG AH OO HUB FARA BADAN KU QABTAY EX-KNTROL AFGOOYE.
Saraakiisha ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee Ex-Control Afgooye ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay kusoo qab qabteen dad iyo hub farabadan oo ay kasameeyeen halkaasi.
MALIISHIYAADKA XISBIGA IYO SHABAAB OO MAR KALE BUUR HAKABO KU DAGAALAMAY QASAARO BA,AN AYAANA KU KALA GAAREY.
Dagaalo culus oo ay ku dhinteen ku dhawaad in ka badan 10 ruux ayaa maanta mar kale dagmada Buur hakabo ee goblka Bay ku dhexmaray maleeshiyaad ka kala tirsan kooxaha shabaab iyo Xisbul islaam.
MAGAALADA BALEDWEYN AYAA LA SOO SHEEGAYAA IN CARUURI KU SUMOOWDAY QARA AY CUNEEN LOONA CARARAY HOSPITALKA MAGAALADA BALEDWEYN.
2 caruur ah oo ku sumowday Qare ay cuneen gudaha Baledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan
WARSAME YUUSUF AXMEH OO AY WALLALO YIHIIN MADAXWEYNIHII HORE EE C/LLAAHI YUSUF OO MADAXA LGAA TOOGTAY XAL..
Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa Laga sheegayaa in rag hubaysan ay Xalay Madaxa ka toogteen Col.Warsame Yuusuf Axmed oo la dhashay Madaxweynihii hore ee.
AJAANIB DAGAN SOMALIA GAAR AHAAN MODHISHO (HORAY MA U DAAWATAY VEDIO-KAN))))))
AJAANIB DAGAN SOMALIA GAAR AHAAN MODHISHO (HORAY MA U DAAWATAY VEDIO-KAN))))))
MADAXWEYNE SHARIIF OO SHIR BALAARAN LA QAATAY RA,IISUL WASAARE FARMAAJO IYO GOLOHIISA WASIIRADA.
Madaxweyanha jamhuuriyadda Soomalaiya ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Soomalaiya Kulan qaatay waqti dheer kula yeeshay R/wasaaraha iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada kaasoo looga hadalayay xaaladad dalka.
DOWLADA BRUNDI AYAA SHAACA KA QAADEY IN CIIDAMO DHERAAD AH AY USOO DIREEYSO SOMALIA SI AMAANKA WAX UGU QABTAAN.
Dowlada Burundi ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ciidamo dheeraad ah ay u soo dirto Soomaliya si ay qeyb uga qaataan howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Midowga Afrika.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.08 seconds 10,918,895 unique visits