26 May 2013 00:19:05
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 536

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
DAGAAL IYO DUQEEYMO IS BAR BAR SOCDEY AYAA KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO WALOW AAN LA GARAN KARIN HADA QASAARAHA UU GEYSTAY DAGALKAN.
Dagaalo iyo duqeymo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda ayaa saakay waxaa uu ka dhacay Xaafado ka mid ah degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.
MUDANAYAASHA BAARLAMANKA OO MAANTA KU SHIRAYA GOLAHA SHACBA LOONA QAYBINAYA QORSHA XUKUUMADA.
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka kaas oo loogu qeybin doono qorshaha Xukuumada cusub.
KEENYAATI BURCAD AH AYA MAANTA GANACSADE SOMALIYED DIL UGU GEEYSTAY MAGAALAGA NAIROBI GAAR AHAAN ISLII.
Burcad hubeysan ee Kenyaati ah ayaa Maanta barqadii ganacsade Soomaali ah waxaa ay ku dileen Dukaan uu ku lahaa Xaafaada Soomaalidu ay ku badantahay ee Islii, xili ay doonayeen inay dukaankaasi dhac u geystaan.

BAM GACMEED LAGU WEERARAY TALIYAHA LAAMAHA CANSHUURAHA GOBOLKA BARI EE MAAMULKA PUBTLAND.
Kooxo dablay ah ayaa xalay bam gacmeed ku weeraray guriga uu Bosaaso ka daganyahay taliyaha laanta canshuuraha birriga ee gobolka bari C/qaadir Axmed Kheyr.
WASIIR LAFTA GAREEN OO KA MID AHAA RAGII SHALAY LA MAGACAABAY OO IS CASILAADIISA KA HADLAY.
Waxaa barqanimadii maanta is casilay wasiir ku xigeenka Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah kaasi oo shalay Lagu magacaabay Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya.
MADAXWEYNAHA DALKA BRUNDI AYAA WACAD KU MARAY IN UU KORDHIN DOONO CIIDAMADA KA JOOGO SOMALIYA.
Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza oo ka hadlay gababadii shir looga hadlay arrimaha dalka Soomaaliya iyo AMISOM, ayaa wacad ku maray inuu kordhin doono ciidammadiisa ku sugan dalka Soomaaliya.
SARKAAL AMEERIKAAN AH AYAA SHEEGAY IN CIIDAMADOODA ISKU DHAFKA EE EE AFRICOM AY U XIL SAARAN YIHIIN DHAQ DHAQAAQA KA JIRA SOMALIA IYO SOGALOOTIGA AL QAACIDA.
Taliyaha ciidamada isku dhafka Mareyknka iyo Africa ee AFRICOM Jen Carter Ham oo la hadlay golaha Senate ka dalka Mareykanka ayaa sheegay in muhiimadoodu tahay la socodka xaaladaha ka jira qaaradda Africa.
MAXAMED DHEERE OO DHALIIYAY RA,IISUL WASAARE MAXAMED C/LLAAHI IYO XUKUUMADA CUSUB UU SOO MAGACAABAY SABABNA UGU DHIGAY XAALADA DALKA WAXBA KAMA YAQAANAAN.
Gudoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Max’ed Cumar Xabeeb “Max’ed Dheere” ayaa waxa uu dhaliilay ra’isulwasaaraha uu soo magacaabay madaxweynaha dawlada KMG.
WAR DAG DAG AH : WASIIR KUXIGEENADII LAMAGACAABAY SHALAY OO MID KAMID AH ISCASILAY LAGUNA MAGACAABO CABD........
Waxaa maanta is casilay Cabdi Casiis oo loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah kaasi oo shalay Lagu magacaabay Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Farmaajo.
TALISKA CIIDAMADA BOLISKA SOMALIYED OO KA WAR BIXIYAY HOWLGALO AY KUSOO QAB QABTEEN DAD KA SHAQEYNAYAY AMNIDARA OO IIBINAYAY MAANDOORIYE.
Taliska ciidamada booliska ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya maalmihii u dambeeyay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmadaasi.
MAANTA WAA MAALIN JIMCA AH, KUDBADA JIMCAHA KA FA-IDEEYSO((XASUUSANA IN AADAN ILOOBIN SALAADA JIMCAHA))))
MAANTA WAA MAALIN JIMCA AH, KUDBADA JIMCAHA KA FA-IDEEYSO((XASUUSANA IN AADAN ILOOBIN SALAADA JIMCAHA))))
SHIRKII BUJUNBUURA EE CAASIMADA BURUNDI OO GABAGABOOBAY IYO CIIDAMA HORLEH OO LOOSOO WADA SOMALIA..
Magaalada Bujumbura ee Wadanka burundi shirkaan ayaa socday 4 maalmood Shirkaasoo oo ay soo qaban qaabshay African Mission In Somalia ayaa muhiimadiisa aheed sidii taageero loogu heli lahaa Amison iyo
WIIL 19 JIR AH OO AY DIL KUXUKUNTAY XARAKADA AL-SHABAAB GOBOLKA GALGADUUB..
Xarakada AL Shabaab degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud ayaa shalay galinkii dambe xukun dil ah ku fuliyay wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in uu geystay fal ka dhan ah Shareecada Islaamka.
MUCAARADKA TABARTA YAR EE DALKA JABUUTI OO KU GACAN SEEYRAY IN AY KA QAYB GALAAN DOORASHOOYINKA SOO SOCDA BISHA FEEBARAAYO.
Guddoomiyaha Xisbiga MRD ee dalka Jabuuti Daahir Axmed Faarax (DAF) oo ka mid ah Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee dalka Jabuuti ayaa sheegay inaysan ka qaybgalayn doorashooyinka madaxnimo ee dalkaasi.
RA,IISUL WASAARE FARMAAJO OO MAANTA BOOQDEY AFAR XERO CIIDANKA MILITARIGA KA DAGAN YIHIIN MUQDISHO.
R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta Booqday Afarx xero ciidan oo ku taala Magaalada Muqdisho.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.26 seconds 10,268,412 unique visits