SHIRKII QARAMADA MIDOOBAY U QABATAY SOMALIDA OO QODOBO LAGA SOO SAARAY IN BISHA JUNE SHIRKA MUQDISHO KADIB LA QORSHEEJO SIDII LOO AMBA QAADI LAHAA XILIGA KALA GUUR.
Balse waxa lasugaa waa shirka june muqdisha ka dhici doono oo aanan la garan karin sida maamulada dalka ka jira ugu qanci karaan waxa ka soo baxa.
MR BAN KI MOON XOGHAYA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY AYAA SHALAY ADDIS ABABA KA SHEEGAY IN CAALAMKU DULKAADII KA DHAMAADAY KHILAAFKA HOGAANKA SOMALIDA.
Wuxuu sheegay in xukuumadda iyo baarlamaanka ay waajib ku tahay inay muujiyaan horumar ku aadan qorista dastuur cusub, dib u heshiin la dhex dhigo kooxaha faraha badan.
MAXAMED CUMAR XABEEB M.DHEERE OO FAROOLE KU TILMAAMAY IN UU CAQABAD KU YAHAY HORUMARKA DOWLADA DHANKALE XISBIYADA SOO BADANAYO LU GOOYO KALE KU TILMAAMAY.
Faroole ujaadadiisu dhaqaale ayay la xariirtaa oo mama qarsan oo waxa uu yiri dowladda Somaaaliya meel kasta oo ay tageyso waa in aan wasiiro ku darsadaa dhaqaalaha soo xarooda.
MALIISHIYAADKA SHABAAB AYAA BOOBAY BANGIGA DHIIGA ISBITAALKA SOS EE MAGALAADA MUQDISHO KADIB MARKII DHIIGYARI SOO WAJAHDAY.
Gabar halkaa ka shaqyasa oo Magaceeda Sababo ammaan darteed aan la shaacin karin ayaa idaacada dowlada la hadashay ayaa u xaqiijisay in maleeshiyaad hubeysan ay si xoog ah u soo galeen.
DOWLADA SOMALIA OO QABATAY RAG AJAANIIN AH OO DOLLAR FARABADAN WATAY IYO SHACABKA OO AAD UGU FARXAY KONTAROOLKA DKGS AY DALKEEDA KA HAYSO
Afahayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed G/sare C/llaahi Xasan Bariise oo la hadlayey bbc ayaa sheegay in raggaan laga shakisan yahay in ay Burcad badeed u wadeen lacagtaan.
WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE SHARIID UU KU JIRO MR FARMAAJO OO NAIROBI GAARAY SI WADAHADALO ULA YEESHAAN QARAMADA MIDOOBAY IYO QAYBAHA KALE SOMALIDA.
Waxaa wafdiga garoonka ku soo dhoweeyay wasiirka warfaafinta Boostaha iyo is gaarsiinta Dr. Cabdikiriin Jaamac, wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Ibraahin Isaaq Yaroow.