August 02 2014 08:30:01
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
world Cap Fifaa 2014
world Cap Fifaa 2014
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
VOA
New Page 1

Navigation
· Home
· Articles
· Discussion Forum
· Web Links
· Search
· Muxaadarooyin
· The Kroax
Somali Links
Camaloow.com
kulanka.com
Latest Articles
· Muxaadarooyim Qiso u...
· Kitabaka Ajuumifga
· Hidaha iyo Dhaqanka ...
· Muxaadarooyin Kala d...
· Kitaabka Usuulu Thal...
Faalloo
Shir deg degg ah ee golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya isugu yimaadeen, ayaa looga arrinsanayey dib u habbeynta Safaaradaha Soomaaliya .
News  wararka“Arrintan ku aaddan in la tayeeyo safaaradaha Soomaaliya waa qorshe ay wasaaradda Arrimaha Dibedda muddooyinka ka shaqeyneysay.

Deg Deg:Dagaal Culus oo Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowlada Kudhax Maraya Degaanka.......
News  wararkaDagaalka ayaa la isku weydaarsaday hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana lasoo sheegayaa in khasaaro iskugu jira dhimasho
Daawo:--Sawir marxuumada Saado Cali oo ah kii Ugu Horeeyay oo Mobil Looga Soo Qaaday Gaariga Gudihiisa Daaawwoooo......
News  wararkaMarxuumad Saado Cali Warsame oo dhawaan lagu dilay Muqdisho ayaan helnay muuqaal muujinaya iyada oo Meyd ah oo ku dhex jirta gaarigii lagu dhex dilay.
Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan oo Xabsi uu ku Xirnaa laga sii Daayay ........
News  wararkaWararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay Sheekh Xasaan Xuseen
Dhageeyso oo ka bogo tafsiirka qur,aanka kariimka waxaa soo jeedinaaya sh cumar faaruuq ka bogo.
News  wararkaDhageeyso oo ka bogo tafsiirka qur,aanka kariimka waxaa soo jeedinaaya sh cumar faaruuq ka bogo.
Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlmaanka dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in xukuumadda Uhurru Kenyata ay ka ganacsato dhuxusha laga keenay Soomaaliya .
News  wararkaDoodda ka dhacday baarlamaanka Kenya ayaa sii adkeyneysa xiisadda culus ee ka dhax-aloosan hoggaamiyeyaasha Kenya .

Ciidanka Militariga Somaliland, ayaa sheegay in habeen hore ay gacanta ku soo dhigeen gaarigii uu lahaa Cali Khaliif Galayr.
News  wararkaDhinaca kale, wefti uu hogaaminayo xildhibaan Cali Khaliif Galayr ayaa laba cisho ka hor ka soo laabtay shir ka dhacayey deegaanka Burtinle ee gobolka Mudug .


Gadoomiyihii Isboortiga Dagmada Boondheere oo Toogasho Lagu Dilay .............
News  wararkaWararka ka imaanaya Muqdisho maanta ayaa sheegaya in kooxo Hubeeysan Toogteen Gudoomiyihii Isboortiga ee Degmada Boondheere

Madaxa Rururka Xisbulaaah Sheekh Xasan Nasraha oo u hanjabay Israel uuna Weerari Doona ........
News  wararka
Sheekh Xasan Nasra ayaa sheegay iney dhankooda kooxaha muqaawamada falastiin ay dhankooda diyaar la yihiin hiil iyo
Booliska Magaalda Muqdisho oo Fashiliyey Qarax lagu xiray Gaari ninkii lahaa uu Banaanka Ka joogay kadibna Laga warhelay.....
News  wararkaQarax gaari lagu xiray oo la rumaysan yahay in la doonayey in lagu qaarajiyo nin watey gaarigaas.

Ciidamada Dowlada oo ku dhex dagaalamay Magaalada Muqdisho warka laga helayo Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir,
News  wararkaCiidamada Dowlada oo ku dhex dagaalamay Magaalada Muqdisho warka laga helayo Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir,
Ugaas Cabdiraxman
Dhacdooyinks Yaabka Leh
Daawo Yaabka Aduunka

Daawo Sawir Camaloow








Youtub
New Page 1

Wafuuda Turkiga Baledweyn
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shaadibiya
Render time: 0.01 seconds 2,562,321 unique visits

Camaloow Online Copyright-2002-2014