September 03 2014 06:09:26
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
world Cap Fifaa 2014
world Cap Fifaa 2014
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Navigation
· Home
· Articles
· Discussion Forum
· Web Links
· Search
· Muxaadarooyin
· The Kroax
Somali Links
Camaloow.com
kulanka.com
Latest Articles
· Muxaadarooyim Qiso u...
· Kitabaka Ajuumifga
· Hidaha iyo Dhaqanka ...
· Muxaadarooyin Kala d...
· Kitaabka Usuulu Thal...
Faalloo
Maxkamad Ku Taalla Dalka Masar ayaa Xukun dil ah ku Ridday Ku dhawaad 529-qof oo ka mid ahaa Taageerayaasha Madaxweynihii
News  wararka New Page 1
Camaloow Online:---
Maxkamad Ku Taalla Dalka Masar ayaa Xukun dil ah ku Ridday Ku dhawaad 529-qof oo ka mid ahaa Taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Dalkaas Maxamed Mursi.

Dadkan ayey Maxkamddu Sheegtay inay Qiraal ku Yihiin Dambiyada Loo haysto oo ay ka mid ahaayeen Dilka Ciidamo Boolis ah iyo dhacdooyin kale oo ammaan daro ah oo dalkaas ka dhacay.


Kooxda ayaa xubno ka ahaa kooxda la mamnuucay ee Ikhwaanul muslimiinta dalkaasi, kuwaasi oo inka badan 1200 oo kamid ah taageerayaasha Mursi maxkamad lasoo taagay.

Maxkamada xukunka uu ka dhacay ayaa ku taala Minya oo ah deegaan ku yaala koonfuta caasimada Masar ee Qaahira waa taageerayaashii ugu badnaa oo maxkamad ku taala dalkaasi Masar ay xukun ku rido tan iyo markii xilka laga tuuray Maxamed Mursi.

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Ugaas Cabdiraxman
Dhacdooyinks Yaabka Leh
Daawo Yaabka Aduunka

Daawo Sawir Camaloow








Youtub
New Page 1

Wafuuda Turkiga Baledweyn
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shaadibiya
Render time: 0.01 seconds 2,940,633 unique visits

Camaloow Online Copyright-2002-2014