Sweden: Xafladii Furitaanka Skool loogu Magaac Daran Mandela international school
Waxaa magaalada stockholm oo lagu qabtay 8 bishan xaflad si wayn loosoo agaasimay xafladaas oo lagu furayay iskuul lugu magacaabo nelsson mandela international school
Xafladaas oo ay ka soo qaybgalay waalidiin iyo arday fara badan macalimiin iyo aqoonyahano kale oo fara badan oo ka hadlayay sida wax barasha bulshada lama huraan ugu tahay halkaasi oo ay xitaa kasoo qayb galeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federalka somaaliya.
Sidookale skuulka waxa lagu baran doonaa English xisaab iyo culuumta kala duawan halkaasi oo ay wax ka dhigi doonaan macalimiin aqoon iyo qibrad u leh xaga wax barashada iyo aqlaada suuban halkssi oo ay ka mahad celiyeen waalidiintii ka soo qayb gashay aadna ugu farxeen dhamaan oraahdii lays dhaafsaday halkaasi waxa ka hadlay aqoon yahanadan kala ah