Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyn ayaa sheegaya in Ciidamada Jabuuti ee ka tirsan Aminsom in ay isku balaarinayaan kandha Gobolka Gal-gaduud Sida Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan Ahlu-sunah Waljamaaca.
Co, Cismaan Dubad ayaa sheegay in ay doonayaan in Gobolkaasi ay u taba baraan Ciidamo Xaqiijiya Ammaanka Deegaanada Gobolkaasi Galgaduud.
Sidoo kale Ciidamada Itobiyaan ah ayaa kamid ah kuwa u jaheeysan rabo Gobolka Gal-gaduud oo Horayba Ciidankooda kaga joogeen qeeybo kamid ah Gobolkaaasi.
Amaanka Magaalada Baledweyn ayaa aad u wanaagsan waxaana si Habsami ah u socdo Ganacsiga ,Waxbarashada Ardayda iyo Adeega Bulshada Qeeybahiisa kala duwan, camaloow online.