21 May 2013 19:56:33
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 549

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Wariye C/casiis Koronto iyo shan kale oo lagu soo oogay dambi la xiriira been abuur kufsi ah ayaa saaka lagu wadaa in la horgeeyo Maxamada Gobolka banaadir.
Wariye C/casiis Koronto iyo shan kale oo lagu soo oogay dambi la xiriira been abuur kufsi ah ayaa saaka lagu wadaa in la horgeeyo Maxamada Gobolka banaadir, iyadoo dhageysiga dacwada loo heysto ay goor dhow ka bilaaban doonto Xarunta Maxkamada ee degmada Xamar weyne.

Qareenka u doodaya Wariye C/casiis Koronto ayaa talaadadii dalbaday in dib loo dhigo Maxkamada, si ay uga soo baaraan dagaan dacwada lagu soo oogay, iyadoo saaka lagu wado in qareenkiisa uu difaaco.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay damacsan tahay inay xukun ku rido wariyaha, hase ahaatee dooda ka dhex taagan arrintan ayaa aheyd mid hareysay hey'adaha u dooda xuquuqda aadanaha oo dalbanayay in la sii daayo.

Qof haweeney iyo saddex kale oo iyana kiiskan lagu soo oogay ayaa iyana la soo taagi doonaa Maxkamada, waxaana gabadha ay sheegtay in la kufsaday, laakiin laamaha dambi baarista dowladda ay sheegayaan in aanay sax aheyn.

Baaritaanadii la waday intii kiiskan socday ayaa la filayaa in Maxkamada laga hor aqriyo, iyadoo Maxkamada ay dambi ku soo oogi doonto Wariye C/casiis C/nuur Koronto sida ay sheegeen garsoorayaasha Maxkamada.

Wariyeyaal badan ayaa ku qul qulaya Xarunta maxkamada Gobolka Banaadir si ay u dhageystaan dacwad qaadista Wariyahan oo noqonaya kii u horeeyay ee la soo taago Maxkamad.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.04 seconds 10,168,892 unique visits