Howlgal Balaaran oo ay ka sameeyeen Ciidamada Somaliya Xaafad Kamid ah Taasoo Keentay in ay is...............
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Saaka Howlgal ka Sameeyay Deegaano ka Tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir.............
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Saaka Howlgal ka sameeyay xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho.
Howlgalkaan ayaa u dhacay sidii loogu Talagalay waxaana Ciidmadu ay ku soo qabqabteen ku dhawad 400 qof oo laga soo kala qabqabtay Xaafadaha Degmada Huriwaa taliyaha Booliska Gobolka Banaadir jen Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in Ciidamadu ka howlgaleen Degaanada Alcadaala, Suuqa Xoolaha , waxar Cade ayna howlagalkooda wax dhibaato ah kala kulmin.
Mudooyinkii ugu Dambeeyay Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa ka socday Baaritaano kala duwan oo Dowlada Soomalaiya ay ku xoojineyso Amaanka Caasimada Muqdisho