22 May 2013 08:35:30
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 537

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Booliska oo sheegay in rag ka tirsan ururka Al-Shabaab ay joogaan suuqa Bakaaraha iyo howlgallo saakay halkaasi laga sameeyay.

Booliska oo sheegay in rag ka tirsan ururka Al-Shabaab ay joogaan suuqa Bakaaraha iyo howlgallo saakay halkaasi ka bilowday.

Bar ciidan oo ku taala isgoyska Aadan Cadde ayaa xalay lagu tuuray bambo gacmeed, kaasi oo aan geysan wax qasaare ah oo soo gaaray ciidamadii halkaasi ku sugnaa, waxaana taliyaha ciidamada nabadgelyada ee suuqa bakaaraha uu sheegay in saakay howlgallo ay ka bilaabeen nawaaxiga suuqaasi.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in ciidamada Dowlada ay xalay fiidkii markii uu bambku qarxay kaddib ay sameeyeen howlgallo ay ku baarayaan cidii ka dambeysay qaraxa bambo gacmeed, hase yeeshee ma jirto cid ay u soo qabteen.

Gaashaanle Saciid Xasan Jimcaale Taliye K/Xigeenka ciidamada Booliska oo u waramayay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in rag ka tirsan ururka Al-Shabaab ay bambo gacmeed ku tuureen maalintii shalay suuqa bakaaraha gaar ahaan qeybta dahablaha, halkaasi oo waxyeello ka soo gaartay haween fara badan.

Howlgallada saakay ka bilowday suuqa Bakaaraha ayaa la sheegayaa in ciidamada ay ku soo qabqabteen rag looga shakiyay inay ka tirsan ururka Al-Shabaab isla markaana gudaha suuqa ka wada falal isugu jira dilal iyo qaraxyo maalmihii ugu dambeeyay ku soo badanayay suuqaasi.

Dhinaca kale Taliska ciidamada Booliska suuqa Bakaaraha waxa uu sheegay in howlgaladooda ay sii kordhinayaan, wuxuuna caddeeyay in rag ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku sugan yihiin suuqa Bakaaraha, kuwaasi oo uu sheegay in gudaha ay ka abaabulaan falal amniga suuqa lagu khalkhal gelinayo.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.05 seconds 10,180,010 unique visits