20 June 2013 09:04:16
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 557

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Tirinta codadkii doorashadii soomaliland oo13 degmo lagu dhawaaqay.

Goobjoogayaashii Caalamiga ahaa ee u kuurgaliyey qaabka doorashooyinka golaha deegaanku uga dhaceen Somaliland ayaa sheegay inay si nabadgalyo ah uga dhacday doorashaddu Somaliland, isla markaana dadku si weyn ugu soo baxeen codeynta, taas oo keentay inay ka bataan dadkii doorashooyinkii hore codeen jiray,kuwaas oo dadweynaha somaliland ku tilmaamay qaar u bislaaday dimuqraadiyada iyo usoo bixitaanka doorashooyinka.


Kormeerayaashan ayaa sheegay in hawl adag ay galeen Guddida Doorashooyinka, isla markaana si fiican ula shaqeeyeen goobjoogayaasha caalamiga ah iyo gudaha ka hawlgalyey, waxaanay sheegeen inay warbixintoodda rasmiga ah shaacin doonaan maalinta lagu dhawaaqo, waxaanay bulshadda Somaliland iyo guddida doorashooyinka uga mahadceliyeen kaalintii balaaadhnayd ee ay ka gaysteen hirgalinta doorasho xasaasi ah oo dad badani ka qaybqaadanayaan, waxaanay tilmaameen inay hawshu ahayd mid baaxad leh oo ay ka qaybgaleen 2,368 musharax oo ka tartamayey 21 degmo, isla markaana ku tartamayeen toddoba urur siyaasi, halka laga rabay inay soo baxaan 3,79 Xildhibaan iyo saddex xisbi qaran, taasina ay keentay culays baaxad leh oo ay u dhabar adeegeen hawl-wadeenadda doorashooyinka.


Haseyeeshee, ilaa hadda waxa lagu dhawaaqay ilaa 13 degmo oo la shaaciyey siday u kala heleen ururaddu, balse ilaa hadda waa la sugaya magaalooyinka waaweyn, kuwaas oo hawl adagi ka socoto, isla markaana habeen iyo maalinba ay ka socoto tirinta codadka , iyadoo lixdii saacadoodba ay kooxi galayso, waxaana kolba iska soo daba dhacaya warar kala duwan oo musharaxiintu ku kala saraynayaan, taas oo si weyn ay farta wadnaha ugu hayaan, isla markaana aad arkayso iyagoo ku gaaf wareegaya xafiisyadooda iyo goobaha Komishanku ku shaqaynayaan.

Si kastaba ha ahaatee, degmooyinka sida rasmi ah loogu siii dhawaaqay waxa ka mid ah:

1.Degmadda Ceel- AFweyn: waxa ay ka kala heleen xisbiyadu sidan : Kulmiye 8 Xildhibaan, Rays 3 Xildhibaan, Waddani 3 Xildhibaan, Ummadda 1 Xildhibaan, Ucid 1 Xildhibaan Dalsan 1 Xildhibaan, Xaqsoor 0 Xildhibaan.
2.DEGMADDA SHEEKH:Waddani 4 Xildhibaan ayuu ka haley, Kulmiye 4 xildhibaan, Ucid 3 xildhibaan, Dalsan 1 xildhibaan, Xaqsoor 1 xildhibaan, Ummadda waxba kama helin degmadaasi, RAYS waxba kama helin.
3.DEGMADDA SAYLAC: Kulmiye 6 Xildhibaan, Waddani 4 Xildhibaan, Xaqsoor 3 Xildhibaan, Ucid 2 Xildhibaan, Dalsan 1 Xildhibaan, Umadda 1 Xildhibaan, Rays 0 Xildhibaan
4.DEGMADDA BAKI: KULMIYE 5 Xildhibaan, WADANI 4 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan, UMADDA 2 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan, UCID 0 Xildhibaan.
5.DEGMADDA OODWEYNE: UMMADDA 7 Xildhibaan, WADANI 6 Xildhibaan, KULMIYE 1 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, UCID 1 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.
6.Degmadda BALIGUBADLE: XAQSOOR 7 xildhibaan, KULMIYE 2 xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UCID 1 xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, UMMADDA 0 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.
7.Degmadda LUGHAYA: KULMIYEK 6 Xildhibaan, XAQSOOR 3 Xildhibaan, UCID 2 Xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UMMADDA 0 Xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan.
8.Degmadda CAYNABO: KULMIYE 6 Xildhibaan, XAQSOOR 4 Xildhibaan, WADANI 2 Xildhibaan, UMMADDA 1 Xildhibaan, RAYS 0 Xildhibaan, DALSAN 0 Xildhibaan, UCID 0 Xildhibaan.
9.Degmadda QORILUGUD: Kulmiye 3 Xildhibaan, Waddani 1 Xildhibaan, Rays 1 Xildhibaan, Umamada 1 Xidhiban, Ucid 1 Xidhiban, Xaqsoor 0 Xildhibaan, Dalsan 0 Xildhibaan.
10.Degmadda GAR-ADAG : Rays 8 Xildhiban, Kulmiye 3 Xildhiban, Waddani 2 Xildhibaan, Ucid 0 Xildhibaan, Ummadda 0 Xildhibaan, Xaqsoor 0 Xildhiban, Dalsan 0 Xildhibaan.
11.Degmadda SALAXLEY: Ucid 5 Xildhibaan, Kulmiye 3 Xildhibaan, Xaqsoor 2 Xildhibaan, Waddani 2 Xildhibaan, Rays 1 Xildhibaan, Ummadda 0 Xildhibaan, Dalsan 0 xildhibaan.
12.Degmadda LAACANOOD: Kulmiye 6 Xildhibaan, Xaqsoor 5 Xildhibaan, Waddani 3 Xildhibaan, Ucid 3 Xildhibaan, Ummadda 2 Xildhibaan, Dalsan 1 Xildhibaan, Rays 0 Xildhibaan.
13.Degmadda Boorame, Kulmiye 7 xildhibaan buu helay, WADANI 4 Xildhibaan, UCID 3 Xildhibaan, UMMADDA 3 xildhibaan, RAYS 2 Xildhibaan, XAQSOOR 1 Xildhibaan, DALSAN 1 Xildhibaan.
Si kastaba ha ahaatee, ururka XAQSOOR ayaa sheegay in xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku shubteen goobaha qaarkood, kuwaas oo ugu baaqay Komishanka doorashooyinku inay dib u saxaan khaladaadkii dhacay


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 1.56 seconds 10,949,952 unique visits