Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray maanta magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose.
Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray maanta magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.
Hada waxaa magaalada Marka ka soconaya kulammo ay wafdiga ballaaran ee maanta gaaray la leeyihiin odayaasha,waxgaradka iyo saraakiisha Ciidammada kuwaasi oo looga arinsanayo amniga magaalada Marka sidii loo sugi lahaa.