25 May 2013 17:32:21
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 550

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Daawo:: Somali kamid noqotay Policeka Dalka Mareykanka oo meelsaartay Qaswadayaal ka mid ahaa .............
Laba nin oo Soomaali ah oo ka tirsan booliiska magaalada Minneapolis, Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay ku guuleysteen inuu hoos u dhaco fal dambiyeedka ay ku lug leeyihiin Soomaalida ku nool magaaladaas oo ay tiradoodu aad iyo aad u badan tahay, iyadoona walibana lagula taliyey booliiska dalka Canada oo ku wareeray xal u helida fal dambiyeedka dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas inay ka faa’iideystaan habka ay u dhaqmeen booliiska magaaladaas si ay iyagana xal ugu helaan dhibaatadaas heysata

Labdaan nin oo lagu kala magacaabo Maxamed Cabdullahi iyo Cabdiwahaab Cali oo ka tirsan booliiska magaalada Minneapolis ee dalkaas Mareykanka oo ay ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo kumanaan gaaraaya ayaa waxaa la sheegay inay guleysteen inuu hoos u dhaco fal dambiyeedkii ay ku lug lahaayeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaas iyadoona waqtigii ka horeeyey inteysan ragaas ka mid noqon booliiska magaaladaas ay jireen dhibaatooyin ay ka mid ahaayeen dhac, tuuganimo, isdil iyo kuwo kale oo aad iyo aad ugu badnaa Soomaalidaas dhexdooda laakiin wixii ka dambeeyey xilligii ay labadaas nin ku soo biireen booliiska magaaladaas ayaa waxaa hoos u dhac ku yimid fal dambiyeedka iyo isdlka u dhexeeyey Soomaalidaas ee ka jirey nagaaladaas, Ragaas oo ka hadlaayey arintaas ayaa waxay ku macneeyeen inay sababtu tahay inay Soomaalidu is taqaano oo aysan isku dhuuman karin sidoo kalena ay arintaas u sahashay isku dhaqanka iyo isku luqada ay yihiin dadka Soomaaliyeed oo ayna si wanaagsan isku fahmayaan Soomaalidaas, Sidoo kale ayaa waxaa arintaas ku raacay duqa magaaladaas Richard Stanek oo sheegay inay ragaas ay keeneen isbedal xaga nabad galyada ah ilaa iyo wixii ka dambeeyey markii ay ka howl galeen magaaladaas.



Ugu dambeyntiina iyadoo dadaalka ay dhalinyaradaas Soomaaliyeed ka muujiyeen amaanka magaaladaas ay keentay in lagula taliya dowlada dalkaas Canada oo u maaro weysay sidii ay xal uga gaari lahayd Soomaali burcad ah oo caadeystey inay isku laayaan dalkaas inay sidoo kale ay tababar u furto una qaadato booliis Soomaaliyeed oo sidaas oo kale ka howl galo magaalooyinka ay ku badan yihiin dambiyada Soomaalida dhexdeeda ah ayaa sarkaal u hadlay booliiska dalkaas Canada waxaa uu sheegay inkasta oo ay jiraan qaar ka mid ah qeybaha booliiska oo loo tababaro meelo gooni ah hadana inaysan qorshaha ugu jirin inay raadiyaan dad gooni ah meel gooni u ah asagoona intaas raaciyey inay sidoo kale jiraan qeybo ay ugu tala galeen hadii ay la kulmaan is faham la’aan xaga luqada ah oo mar walbana diyaar ah marka loo baahdo.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.07 seconds 10,259,311 unique visits