23 May 2013 22:19:45
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq

Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah

QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN

HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 553

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Dhacdo layaab iyo Fajac leh taasoo ay ku dhacday Wiil yar oo laga soo tuuray dabaqa Sagaalaad ( Bal nala Akhri .............

Hooyo u dhalatay dalka Ruushka ayaa cunug ay dhashay waxey kasoo tuurtay biyaanada 9 ay dabaqa ay daganeed,iyadoo arintaasi ay aad uga yaabeen dhamaan dadkii arkay ama maqlay maadaama hooyo aan waxaas iyo wax la mid ah aan laga fileyn.

Wakaalada wararka Dalka Ruushka ayaa sheegtay in hooyadaan ay aheyd mid mudooyinkii dambeeyay uu soo wajahay dhibaatooyin aad u badan oo xagga nolosha ah, iyadoona la sheegay dhibaatada heysatay ay aad ula murugeysneed.

hooyadaan ayaa la sheegay inay u yimaadeen labo askari oo ka mida ciidamada ku shaqada leh inay ilaaliyaan lana socdaan xaalada caruurta, waxaana la sheegay in hooyadeed ay usoo dirtay in cunuga gabadheeda looga war hayo.

Booliska ayaa sheegay in markii ay yimaadeen guriga ay la kulmeen hooyadaan oo aad u murgsan waxeyna bilaabeen iney waydiiyaan xaaladeeda iyo tan cunugeeda yar sida ay tahay , balse intii ay sheekada socotay ayey hooyadaan waxey soo xambaarsatay cunugeedii waxeyna si lama filaan ah uga tuurtay daqaada “Dariishada” oo u dhaweed halka ay ku sheekeysanaayeen oo aheed biyaanada 9-aad .

Durba mid ka mid ah askartii ayaa bilaabay inuu hoos u cararo si uu cunuga yar gurmad ugu fidiyo, laakiin inta uu hawada kusoo jiray ayaaba la sheegay inay nafta ka baxday , waxaana askarigii kale uu durba qabtay hooyadii dhashay cunuga waxaana haatan lagu hayaa xasbiga ku yaala magaalada Zian ee wadanka Ruushka

Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
#1 | bevearronnozy on 20/05/2013
O nike スニーカー qsEhw OecYmw NgiObo Wdp air jordan NjvZbqAob Jo air max 95 jOxnHfqYki EkpCoyJvf air force Lnk ElvEgd

Cj nike スニーカー oEzn OouNto CcqCyl VauX air jordan peKzpNtv EwdRweZftX nike store ez LmpJuwQj nike air max aUjh QxkNuj

Ut nike スニーカー xHvh DbvLeu ZmvJvf JknN nike dunk juBilJnb P air force ynGiwZtpKru nike jordan KmgSovLuuTfb MccAig
Post Comment
Name:

Validation Code:

Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password

Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB

Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN

SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.07 seconds 10,219,082 unique visits