26 May 2013 08:39:09
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 531

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
AL SHABAAB OO B/WEYN TOOGASHO KU DILAY LABO HAWEEN AH OO AY KU EEDEYEEN JAAJUUSIIN LA SHAQYSA DOWLADA FEDERALKA IYO TAN ITOOBIYA.



Maxkamada Al-Shabaab ee Magaalada Baledweyne ayaa xukun dil ah ku fuliasay labao haween oo lagu eedeeyay in ay xiriir la lahaayeen dowlada KMG Soomaaliya iyo dowlada Itoobiya.Labadaan Haweenay ayaa galabta waxaa lagu toogatay meel fagaaraa oo ku taala gobalkaasi Hiiraan waxaana halkaasi isugu yimid boqolaal dadwaynaa.

Labadaan haweenay ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay jaajuusiin u ahaayeen dowlada KMG Soomaaliya iyo dowlada Itoobiya isla markaana ay u gudbinayeen wararka gobalka Hiiraan.

Waxaa la sheegay in hawaynkaan ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada xarakada Al-Shabaab.

Waxaa halkaasi ka hadlay Masuuliyiinta xarakada Al-Shabaab ee gobalkaasi Hiiraan waxeyna sheegeen in hawaynkaan ay ahaayeen kuwo jaajuusiin ah isla markaana gudbinayay sirta maamulka xarakada Al-Shabaab ee gobalkaasi.

Masuuliyiinta ayaa waxay intaasi ku dareen hadalkooda in qof waliba oo la shaqaya cadowga lagu fulinndoono xukunkaan oo kale.


Arintaan ayaa waxa ay imaanaysaa xili mudooyinkaan ay gobalkaasi Hiiraan ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada Deegaanka iyo xarakada Al-shabaab.




Farah Moalim Adam
Camalow Online
aadams2@hotmail.com


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.30 seconds 10,276,692 unique visits