19 June 2013 04:33:28
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 558

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Ahlu sunna oo sheegtay in weerar ku yihiin deegaanadii ay horay ugu soo baxeen ee gobolka galgaduud si shabaab meesha looga saaro balse ma uusan sheegin goorta ay qorsheeynayaan howlgalkaasi.
Xilli dhawaan Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Ethiopia ay baneeyeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa haddana Maamulka Ahlu Sunna Walajamaca ee gobolkaasi waxa ay shaaca ka qaadeen qorshooyin ay dib ula wareegayaan deegaannadaasi.

Guddoomiyaha guddiga Fullinta ee Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow ayaa waxa uu sheegay inay wadaan abaabul xooggan iyo qorshooyin ay dib Al Shabaab kaga sifaynayaan deegaannadii ay dhawaan soo baneeyeen.

Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow ayaa waxa uu sheegay in markii hore Ciidamada Ahlu Sunna ay kaga soo baxeen deegaannadaasi xeelado dagaal, hase ahaatee aysan ku amrin Dowladda KMG ah, wuxuuna carabka ku dhuftay in shaki uusan ku jirin in mar kale ay dib ula wareegayaan deegaannadii ay kasoo baneeyeen gobolada dhexe oo ay iminka ku sugyan yihin Xarakada Al Shabaab, islamarkaana aysan dib usoo laaban doonin sida uu hadalka u dhigay.

Mar la waydiiyay in Ciidamada Ahlu Sunna duulaankaasi inay la qorsheynayaan Ciidamada Ethiopia ayaa waxa uu ku jawaabay Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow in Ahlu Sunna kaliya ay waddo duulaankaasi, islamarkaana go’aankoodu uu yahay inay la wareegaan guud ahaan gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay isku tashtaan.

Ciidamada Ethiopia ayuu sheegay inay yihiin dal daris la ah, hase ahaatee aysan muhiim aheyn inay sii joogaan, isagoo shaki galiyay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya Maamulka Ahlu Sunna iyo Ciidamada Ethiopia.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.02 seconds 10,923,803 unique visits