25 May 2013 16:08:38
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 542

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka dastuur iyo arimaha federalka xoosh jabriil ayaa lagu sheegay in uu kala diray gudiyadii dastuurka.
Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federalka ayaa sheegay in uu kala diray guddiga Madaxa Banaan ee Dastuurka iyo guddiga quburada Dastuurka oo uu sheegay in uu waqtigoodii dhamaaday.

Kaddib Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federalka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa lagu sheegay in la kala diray labada guddi ee kala ah guddiga Madaxa Banaan ee Dastuur iyo guddiga Qubarada oo uu tilmaamay in uu dhamaaday Waqtigoodii iyo Kaalintii ay ku lahaayeen arrimaha Dastuurka.

Warqadda ayaa lagu sheegay in Heshiiskii Addis ‘Ababa lagu sameeyay guddi kuwaasi oo hadda uu horyaallo Dastuurka oo dhameystiran taasi oo aheyd mid horey loogu soo heshiiyay, waxaana qoraalka sidoo kale lagu sheegay in illaa 2006-dii ay soo jireen qaar ka mid ah guddiyadaasi, islamarkaana ay muhiim aheyn inay iska sii jiraan, iyadoo dadka Saxiixay heshiiskaasi uu ka mid ahaa Madaxweynaha dowladda KMG ah Soomaaliya sida ku xusan Warqadda.

Dhinaca kale Warqad iyana kasoo baxday Xafiiska La taliyaha Sharciga Madaxweynaha oo ku wajahneyd Madaxda dowladda iyo Xubnaha beesha Caaalamka ayaa lagu sheegay in Wasiirka uusan awood u laheyn in uu kala diro guddiyadaasi.

Warqadda oo uu ku saxiixnaa Abuukar Xasan Axmed oo ah la taliyaha Sharciga Madaxweynaha ayaa waxa lagu sheegay in Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federalka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya uusan kaligiis awood u laheyn in uu kala diro Labada guddi ee ah guddiga Madaxa Banaan ee Dastuur ka iyo guddiga Qubarada, arrintaasina ay tahay mid sharci darro ah.

Warqaddaani oo ka koobneyd illaa 6-qodob ayaa lagu sheegay in iyadoo la iska illaalinayo in lagu xadgudbo sharciga loo baahan yahay in wax waliba oo ku aaddan arrimaha Dastuurka ay u baahan yihiin in loo dad badsado islamarkaana loo baahan yahay in Madaxweynaha uu si toos ah ula socdo arrimahaasi.

Ugu dambeyn Warqadda kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in labadaasi guddi lagu kala diri karo oo kaliya Dikreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.08 seconds 10,258,645 unique visits