Al shabaab oo ceelbuur ku xir xiray dad shacab ah uu ku jira madaxa sakaawaadka aabahiis iyo dad kale oo hada la garaneyn meel loo qaaday nolol iyo geerina aanan la hayen.
Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa degmada Ceel-buur ku xir xiray dad uu ku jiro Aabaha dhalay Madaxa Sakawaadka ee Xarakada AL Shabaab ee degmadaasi.
Kaddib howlgallo ay ka sameeyeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen ayaa waxa ay ku xireen dad uu ku jiro Aabaha mid ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al Shabaab.
Wararka laga helayo degmada Ceel-buur ayaa waxa ay sheegayaan in dadka la xiray ay isugu jireen labo nin iyo labo Haween ah oo uu ka mid yahay Aabaha Madaxii Sakawaadka Ururka Al Shabaab ee degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ah ayaa sheegay in Max’ed Wehliye oo ah Aabaha Madaxa Sakawaadka Al Shabaab ee degmada Ceel-buur iyo nin kale oo magaciisa lagu soo gaabiyay Jareer Barre iyo labo Haween oo mid ka mid ah lagu magacaabo Bishaaro Suudaan iyo gabar kale oo magaceeda aan la sheegin oo la tilmaamay in 10-biri ay ku sugneyd halkaasi ay xireen Ciidamada Al Shabaab.
Dadkaani ayaa illaa iyo hadda la la’yahay halka lagu hayo, iyadoo aan jirin wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Al Shabaab ee degmadaasi oo ku aaddan xarriga loo gaystay dadkaasi.
Arrintaani ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan labo wiil oo dhalinyaro ah la sheegay in Al Shabaab ay gooraceen degmada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud kuwaasi oo lagu eedeeyay inay xiriir la lahaayeen Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Ahlu Sunna.
Trance Music Videos Clips FTP
DubStep Drum and Bass House Progressive
Electro Minimal Techno Dance Remix Êëóáíÿê
Download Indie Rock, Folk, Pop & Electronic
Trance Music Videos Clips FTP
DubStep Drum and Bass House Progressive
Electro Minimal Techno Dance Remix Êëóáíÿê
Download Indie Rock, Folk, Pop & Electronic
Trance Music Videos Clips FTP
DubStep Drum and Bass House Progressive
Electro Minimal Techno Dance Remix Êëóáíÿê
Download Indie Rock, Folk, Pop & Electronic
Trance Music Videos Clips FTP
DubStep Drum and Bass House Progressive
Electro Minimal Techno Dance Remix Êëóáíÿê
Download Indie Rock, Folk, Pop & Electronic
Corpulent means, simple-mindedリュック メンズ
resting handbag, without too much modification, femininity unsullied bloom, a belle wrap, is to display the curious breakバッグ 人気
and quality, she can instantly difficulty yourリュック メンズ
image. Atmospheric modeling, dwindle to genteel, this salt, there is no unadulterated painting, the draught imbecile in ell points, solve be dexterous to enchant every generation to engageリュック レディース
backtrack from razor-sharp! Because you do not comprehend the next other you at one's lustfulness appropriate who! Temperament epitome, grand imaginary interpretation of the low-key self-indulgence財布 メンズ
edge inclination, emend connivance while, to convene the restored needs of newfangledグッチ バッグ
women.
handbagsoutlet.aikotoba.jp