21 May 2013 23:24:40
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 554

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Odayaasha dhaqanka beelaha waqooyi galbeed somalia ayaa ku hanjabay in ergada shirka dastuurka kala baxayaan hadiii aysan dowladu waxa ka qaban musuq maasuq la sheegay in uu shirka ka jiro.
Waxgarad iyo odayaal dhaqamedyo ka soo jeeda gobolada waqooyi ayaa ku hanjabay in ay ergadooda kala bixi doonaan shirka odayaasha dhaqanka ee ka soconaya magaalada Muqdisho hadii an wax laga qaban musuq maasuq ay sheegen in uu ka dhex jiro shirkaas

Odoyaashan, waxgaradkan iyo siyaasiyiintan ka soo jeeda gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay si cad u sheegeen in ay qadacayaan islamarkaana ay ergadooda kala baxayaan shirka looga hadlayo arimaha dastuurka ee odoyaasha dhanka Soomaaliyeed uga soconaya magaalda Muqdisho.

Mas’uuliyiintii ka soo qeyb gashay kulankan ayaa waxa ay sheegeen in musuqmaasuq iyo wax isdaba marin lagu sameeyay hanaanka awood qeybsiga beelaha gobolada waqooyi ay ku la haayeen shirka ka socda magaalada Muqdish taasina ay muujineyso in xaqiraad lagu sameeyay beelahaasi.

Idiris Xadi Qalinle oo ka mid ah waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa waxa uu sheegay in hadii dowladda KMG Soomaaliya ay ka fiirsan weyso xaqiraada lagu hayo beelaha ka soo jeeda beelaha waqooyi gabi ahaanba ay qaadacayaan shirkaasi islamarkaana uu san noqondoonin mid miro dhal yeesha oo wax la taaban karo ay ka soo baxaan.

Maxamed Sheekh Ibrahim Tubeec oo isna kulanka ka hadlay ayaa waxa uu sheegay intiradii loogu talagay beelaha ka soo jeeda gobladda waqooyi in ay uga qeyb galaan shirka odoyaasha dhaqanka ay shaqsiyaad gaar ah oo ka tirsan dowladda KMG ah ay isdaba marin ku sameeyeen sida uu yiri.

Sikastab ha’ahaatee tan iyo markii uu magaalada Muqdisho ka furmay shirka odoyaasha dhaqanka ee looga hadalayo arimaha dastuurka ayaa waxa isi soo tarayay dhaliilaha ay jeediynayaan qaar ka mid ah odayaasha ka qeygalaya shirka beelaha Soomaaliyeed.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.06 seconds 10,172,902 unique visits