19 June 2013 00:38:03
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 554

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Sheekh Adan Madoobe oo sheegay in ay Saraakiil Al-shabaab ahi la soo xiriireen oo ay doo nayaan in ay ........
Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoowe oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah Soomaaliya, ee ka soo jeeda gobalka Bakool ayaa sheegay in ay wadahadalo ay kula jiraan saraakiil ka tirsan Al-Shabaab Aadan Madoowe oo hadda ku sugan magaalada Xudur ee gobalka Bakool, ayaa sheegay in magaalada sababaha ay u joogan ay ka mid tahay siddii deeganada kale ee gobalka ka jooga Al-Shabaab laga saari lahaa.


Sheekh Aadan Madoowe ayaa sheegay ay wadahadal kula jiraan Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo raba in ku soo biiraan dowladda KMG ah Aadan Madoowe ayaa shaley gaaray magaalada Xudur ka dib markii uu ka soo laabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo 10-maalin isaga iyo saraakiil kale ay ku sugnaayeen.


Wuxu sheegay in dalka Ethiopia ay u tageyn siddii ay dowladda Ethiopia, ay ciidamadeeda ka jooga gobalada Bay, Bakool iyo Gedo ay u siijoogi lahaayeen gobaladaas ilaa inta laga soo dhameestiraayo ciidamada AMISOM ee la rabo in la geeyo gobaladaas, oo dhawaan Al-Shabaab lagala wareegay.


Sheekh Aadan Madoowe iyo saraakiil kale ayaa magaalada Xudur ku tagay diyaarad ka soo duushay dalka Ethiopia, waxana uu sheegay in maalamaha soo socda ay isku furi doonaan gobalada Baay iyo Bakool oo hadda aan isku furneyn.



Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.03 seconds 10,919,549 unique visits