October 23 2018 02:50:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Imaaraatka carabta oo lagu eedeeyay in hub sharci darro ah ay soo geliyaan Soomaaliya.................
    News  wararka New Page 1
    Warbixin ay soo saareen guddi gaar ah oo qaabilsan dabagalka cuna qabataynta hubka ee saaran ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dawlada Imaaraatka Carabta inay Soomaaliya soo galinayaan hub sharci darro ah.
    Warbixintan oo uu baahiyay Telefishinka Al-Jasiira ayaa waxaa lagu sheegay in dawlada Imaaraatku ay saldhig ciidan ka dhisayaan magaalada Ber-Bera oo hoos tagta Somaliland halkaasoo ay si joogto ah u keenaan hub fara badan oo lagu keeno si aan waafaqsanayn sharciga.
    Guddiga warbixintaan qoray waxay ku sheegeen ayadoo ay Soomaaliya saarantahay cuna qabatayn uu golaha amaanku saaray sanadkii 1991 haddana waxaa muuqata in dawlada Imaaraatku ku xad gudbayo cunaqabatayntaas.
    Hubkaan lama sheegin cidda la siiyo hase ahaatee waxay u badan tahay in Imaaraatku doonayo inuu kaga duulo dalka Yemen oo ciidamo ka joogaan tan iyo sanadkii 2015.
    Guddigaa dabagalka cunaqanataynta hubka ee Soomaaliya saaran waxay sheegeen in madaxda Somaliland oo wax laga weydiiyay saldhiga ciidan ee Berbera laga dhisayo ay diideen inay jawaabo lagu qanco baxshaan.
    Mar guddigu wax ka weydiiyay xukuumadda Imaaraatka arrimaha la xariira saldhiga Berbera waxaa ay jawaabtoodu noqotay inay heshiis dhameystiran la galeen madaxda maamulka oo u madax banaan inay heshiiyo gali karaan.
    Danjiraha Imaaraatka u fadhiya Q,M haweeneyda la yiraahdo Lana Nusayba oo iyana eedenta wax laga weydiiyay waa ay diiday inay ka jawaab celiso sababtana waxay ku sheegtay in warbixintu daabacneyn.
    “Dawladda Imaaraatku waa ay ogtahay sharciyadda golaha amaanka iyo wadamada ay cunaqabataynadu saaran yihiin waxaana diyaar u nahay inaa la shaqayno gudda qaabilsan dabagalka’ ayay si kooban u tiri danjire Lana.
    Guddiga dabagalka cunaqabataynta saaran Soomaaliya warbixintaan ay ku eedeynayaan dawlada Imaaraatka waxay ku sheegeen in bishii September ee sanadkii hore xeebaha Soomaaliya lagu qabtay doon hub waday oo ka timid dalka Yemen Soomaaliyana kusoo socotay,
    Hubkaas waxaa ay guddigu sheegeen inay qabteen ciidamadda maamul goboleedka Puntland sida guddigu sheegeena hubkaas waxaa lagu farsameeyay Shiinaha.
    Xukuumadda Shiinuhuna waa ay iska diiday inay hub ay ogtahay ay Soomaaliya usoo dirtay laakiin warbixin laga helay dawlada Serbiya ayaa lagu sheegay in hubka la qabtay kun qori oo ka mid ah ay ka iibiyeen dawladda Imaaraatka sanadkii 2016.
    Dawlada Imaraatka dhawr mar ayay guddigaan ku eedeeyeen inay ku xadgudubtay cuna qabataynta hubka ee Soomaaliya saaran, hase ahaatee xukuumadda Imaaraatka ayaa ku adkaysanaysa inay maalgashi uun ku samaysanayso dekeda magaalada Berbera.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,060,082 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014