October 23 2018 02:35:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Cabdiweli Gaas Oo Dacwad Ka Gubdiyey Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe Oo Sheegay......................................
    News  wararka New Page 1
    Kaadiriinta Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada ku midoobay waxa hadda soo food saaray Khilaaf aan lasii saadaalin halka uu ku dambeyn doono.

    Hogaamiyaha Puntland ahna Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada ayaa warqad dacwo ah ka gudbiyey Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

    Waxay aheyd Dacwada mid uu ku ogaaday xog inuu doonayo Heshiis uu la galo Dawlada Federaalka oo isagana ka baxo Go’aankii Bishaan 8-deedii lagu gaaray Shirkii Kismaayo.

    Warqadaas C/weli Gaas soo diray waxa lagaarsiiyey Axmed Madoobe iyo Axmed Xaaf kuwaas oo aan jawaab cad ka bixin Gaas iyo Shariif ayaa waxay hadda umuuqdaan kuwo ay ka dhex tafan tahay xilli ay sidoo kale jiraan xiisad ka dhalatay Gefkii C/weli Gaas Reer K/Galbeed ugeystay.

    Shariif Xasan ayaa Ergo udiray Dawlada Dhexe si loo xaliyo Khilaafka kala dhaxeeya meeshana uu uga baxo Mugdiga siyaasadeed ee jira Ilo wareed ayaa usheegay Warqaad in ay ubadan tahay Madaxweyne Shariif uu noqdo Mas’uulkii 2-aad oo la heshiiya Dawlada islamarkaana sidaas ay Seddex ku noqdaan Golaha Iskaashiga.

    Hore waxaa Todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay inuu ka laabtay Go’aankii Shirka Kismaayo Maxamed Cabdi Waare Siraaji Hogaamiyaha HirShabelle oo si qayaxan usheegay inuu Dawlada La heshiiyey.

    Warar Madax banaan ayaa sheegaya in C/weli Gaas uu doonayo istiqaalada Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada inuu gudbiyo ayna ubadan tahay inuu bur buro golahaasi Xaaf iyo Axmed Madoobe Labaduba waxay yihiin kuwo ay ku foogan tahay Siyaasad Xubno Deegaanada ay xukumaan kasoo jeeda,mowjado iyaga lagu diidan yahayna abuuraya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,059,823 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014