July 19 2018 02:21:44
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    www.war dag dag ah:----Qaraxyo dhiig ku daatay oo lagu qaaday Wasaarado Muhiim ah.................................
    News  wararka New Page 1
    Ugu yaraan 10 ruux oo shacab iyo Ciidan isugu jira ayaa ku dhintay Qaraxyaddii iyo Weerarkii tooska ahaa ee maanta Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga.

    Tiro aan ka yareeyn 20 ruux ayaa sidoo kale ku dhaawacmay, dadka dhaawaca ah iyo kuwa dhintayba waxaa ku jira shaqaale ka tirsan Wasaaradaha la weeraray Masuuliyiinta Dolwadda Soomaaliya wali faah-faahin kama bixin Qaraxyadda maanta Muqdisho ka dhacay.

    Maamulka gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa Wariyeyaasha u sheegay in 13 Ruux oo dhaawac ah ay ka qaadeen goobta ay qaraxyadu ka dheceen.

    Sarkaal ka tirsan ilaaladda Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa radio kulmiye u xaqiijiyay in ugu yaraan Sadax Askari oo katirsan Ciidanka ilaaladda Madaxtoyadda gaar ahaan Horin labaad ay ku dhinteen Weerarka Suxufiyiinta ayaa sheegay in ragga Weerarka qaaday wateen dharka lagu yaqaano Ciidanka Booliiska.

    Dagaalamayaasha Al-shabaab ee weerarka qaaday waxaa tiradooda lagu sheegay Afar Nin, mid ka mid ah waxaa uu waday gariga is qarxiyay halka Sadaxda kalena ay Ciidamadu ku dileen gudaha dhismaha, sidaas waxaa radio kulmiye u xaqiijiyay Saraakiil Dowladda ka tirsan.

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 26,722,841 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014