July 19 2018 02:21:20
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo laga saaray Liiska Ciidamada kadib xukun ku dhacay........................
    News  wararka New Page 1

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Saddex Alifle ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Saciid Cumar Cusmaan oo lagu eedeeyay isku day dil uu la damacsanaa Taliyihiisa sida ay sheegeen Dacwad oogayaasha Maxkamadda.

    Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Sarkaal ka tirsanaa Booliiska Soomaaliya ku eedeeyay amar diido, isku day dil iyo hanjabaad waxayna Maxkamadda ku xukuntay 3 sano Xabsi ah, Ka xayuubin Darajadii Ciidan iyo ka saaridda Liiska ama diiwaanka Ciidamada Soomaaliya waxaana go’aanka Maxkamadda ku dhawaaqay mid ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida G/sare Xasan Cabdiraxmaan Aadan (Wabiyow).

    Saddex Alifle ka tirsan Booliska Soomaaliyeed Saciid Cumar Cusmaan ayaa 30-cisho gudahood ku qaadan karo Rafcaan hadii uusan ku qancin xukunka Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya sida maanta laga sheegay Xarunta Maxkamadda.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 26,722,833 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014