September 25 2018 22:30:25
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah:------Askar Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada Somaliya oo Lagu Dilay Muqdisho.................................
    News  wararka New Page 1
    Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa barqanimadii maanta laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda ku dilay gudaha magaalada Muqdisho.

    Dilka askartaasi ayaa ka dhacay Isgoyska Afarta Darjiin, gaar ahaan dhinaca degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Waxaana la sheegay in askartaasi ay ka mid ahaayeen Ciidamada Minashiibiyada dowladda, islamarkaana la Toogtay xilli ay ku jireen howlo Canshuur uruurin ah.

    Raggii ka dambeeyay dilkaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay goobta isaga baxsadeen, dilka kadib Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa goobta gaaray, kuwaas oo baaritaano ka gooban sameeyay halkaasi, balse ma jirto wax faah faahin oo ay ka bixyeen dilka askartaasi.

    27-kii bishan ayey aheyd markii askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya lagu dilay agagaarka Isgoyska Siinaaay ee magaalada Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,692,270 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014