January 24 2018 05:27:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maxkamada sare ee dalka oo maanta furtay dacwad ku saabsan Laba kursi oo ka banaan Golaha shacabka..................
    News  wararka New Page 1
    Maxkamada sare dalka ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad laxariirta laba kursi oo banaan kana mid ah barlamaanka somaaliya, labada kursi ayaa mid Waxaa ka dhintay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud Cabaas Siraaji halka midkalana uu baneeyay taliyihii hore ee nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C.llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

    Dastuurka dalka ayaa qaba in hadii uu banaanaado kursi ka mid ah kuraas golaha shacabka in kursigaas aan loo tartamin karin isla markaana si toos ah loogu magacaabo shaqsigii markii hore laga guuleystay sida hadalka u dhigay Wasiiro dowlihii hore ee warfaafinta maxamuud cabdi xasan beekoos.

    laakiin hadal dhawaan ka soo uyeeray gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxa banaan dalka xakiimo Cismaaciil “xaliimo yarey” ayaa tilmaantay in hadii ku raas baanaanaato tar-tar loo gali doono hadalkaas ayaa Waxaa ka carooday qaar ka mid ah mas`uuliyiitii laga guuleystay kuraasta hada banaan, kuwaas oo dacwad u gud biyay maxkamda sare ee dalka.

    Maxkamada sare ee dalka ayaa laga warsugaa go`aanka ay ka qaadan doonto arintaan ayadoo dhinaca kale gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee qaranka ay wadaan doorashooyin ku aadan labadaan kursi ee lagu muransan yahay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 23,567,989 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014