April 22 2018 05:08:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Videos:--Iran:- 20 shacab ah oo ladilay Mudaharaad yada oo weli sii socda maalintii lixaad .....................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa weli dalka Iran ka socda banaanbaxyada looga soo horjeedo dowlada, waxaana si kordheysa tirada dadka ku dhintay mudaharaadyada rabshadaha wata.

    In ka badan 20 qof ayaa ku dhimatay mudaharaadyada oo sii xoogeystay Sabtidii lasoo dhaafay, banaanbaxyada oo ku fiday magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi gaar ahaan gobalada galbeedka, arrintan oo kadis ku noqotay xukuumada.

    Madaxweyne Xasan Rowxani oo markii ugu horeysay ka hadlay kacdoonkan ayaa sheegay in shacabka ay xaq u leeyihiin inay cabashadooda muujiyaan balse ka digay in khal khal la geliyo amniga dalka.

    Inkastoo Madaxweynaha uu garawsho u muujiyey dadka banaanbaxaya, hadana dhinaca hay’adaha amniga ee dalkaasi ayaa sheegay in ay tilaabo adag ka qaadi doonaan dadka qaban qaabiyey banaanbaxyadan oo ay sheegeen inay ku lug leeyihiin dalalka Maraykanka, Ingiriiska iyo Sacuudiga.

    Dowlada ayaa hawada ka saartay in badan oo kamid ah baraha internetka walow aysan taasi hakin mudaharaadyada socda, waxaa sidoo kale jira boqolaal qof oo ay laamaha amaanka xabsiga dhigeen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.08 seconds 24,947,665 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014