24 May 2013 22:58:30
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 555

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Hiiraan State waxaa si wadajir ah U soodhaweeyay Xildhibaano kasoo jeeda Gobolka Hiiraa iyo Puntland
Waxaa marba marka ka danbeyso sii xoogeysanayo taageerada loo hayo dowlad goboledka Hiran ee Somaliya. Inta badan xildhibaanada ka soo jeeda Hiran iyo Puntland ayaa si diiran u soo dhaweeyey dowlad goboledkan ay bulshada reer Hiiraan sameysteen.

Xildhibaanad Caasho Ahmed Cabdalla ayaa ku nuux nuux satay sida ay ugu faxsan tahay dowlad goboledka Hiran ee Somaliya iyadoo sheegtay in ay soo dhaweynayaan hadii ay yahiin xildhibaanada dowlada federalka.Xildhibanad Caasho ayaa waxey ka mid tahay masuuliyiinta lagu casuumay xaflada caleema saarka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ka dhici doonta dalkaasi Kenya maalmaha inagu soo aadan ee bishan aynu ku jirno. dhinaca kale waxaa dowlad goboledka Hiran State si diiran u soo dhaweeyey xildhibaanada ugu jiro dowalda federalka ah reer Hiiraan oo fadhigoodu yahay Mogdisho iyo kuwa ku sugan dibada iyagoo u arka iney muhiim tahay in dalka Somalya laga hirgaliyo dowlad goboledyo ay dadku iyagu gacantooda ku dhisteen.

Sida laga warqabo dowlada federalka ah ee uu garwadeenka ka yahay madaxweyne Shiikh Shariif waxey dhaqaalo ku bixisay maamul goboledka Galmudug sidii uu u noqon lahaa maamul jiro arintaas oo ay ku qasbeen xildhibaanada iyo wasiirada ka soo jeeda degaanadaas sidaasi daraadeed Xildhibaano reer Hiiraan ah iyo beesha caalamkuba waxey si degan il gaar ah ugu fiirinayaan dowlada federalka ah sida ay u soo dhaweyso dowladan cusub oo ay dhisteen reer Hiiraan,

Madaxweynaha dowlada cusub ayaa isagu hada xooga saraayo la kulanka waxgaradka reer Hiiraan oo iyagu dal iyo dibad ka soo wacayo si uu uga dhaadhiciyo barnaamijkiisa shaqo ee hor yaala sanadka soo socda.

Isku soo duuboo dowlad goboleedka Hiran ee Somaliya ayaa waxaa 99% taageeray bulshoweynta reer Hiiraan oo ay ugu horeeyaan Aqoonyahanada, Indheergaradka, culima'udiinka, iyo waliba Ugaasyada iyo Wabarada reer Hiiraan si loog baxo isku dhaxyaca faraha badan ee hareeyey shacabka ku dhaqan Hiran.

Dhinaca mid ka mid ah waxgaradka reer Hiran oo ku sugan gudaha wadanka ayaa yiri dowladan cusub guusha ugu horeyso ay gaari doonto waa in ay kala ogaandoonaan shacabka reer Hiran cadowgooda iyo saaxiibkood maadama hada ay bulshadu heleen hogaamiye reer Hiiraan ah oo ku yimid rabitaanka shacabka halka ay hogaamiyayaashii hore ku imaan jireen nin laga soo magacabay meelo kale iyo wax la mid ah.

La soco wareysiyo kala duwan aanu la yeelanay qaar ka mid ah xildhibaano reer Hiran ah iyo xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ah xildhibaanadii ugu horeyey ee soo dhaweeya dowlad goboledka Hiran State ee Somaliya.


C.Khalif
Hiiraanet.com
Camaloow onlin
Xafiiska wararka Moqadisho
Qaasim 10@hotmail.com
Abdimaalik10@hotmail.cm



Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.06 seconds 10,242,005 unique visits