September 25 2018 22:32:33
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Lix Wiil oo uu dhalay Ganacsade Xaaji Gaabow oo lagu dilay duleedka Muqdisho.....................................
    Dhacdooyinka New Page 1
    Lix wiil oo uu dhalay ganacsadaha caanka ah ee Xaaji Gaabow ayaa maanta barqadii si bareer ah loogu laayey degaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

    Wiilasha la laayey ayaa ka mid ahaa dadweyne ka baxay magaalada Muqdisho oo la socday gaadiid gelbinayey meydka haweeney lagu aasayey duleedka Muqdisho, taasoo ay qaraabo ahaayeen ganacsade Xaaji Gaabow.

    Goob-joogayaal ka mid ahaa dadkii meydka aasayey ayaa sheegaya in rag hubeysan oo gaari watay ay yimaadeen goobta uu aaska ka socday ayna halkaas ku laayeen lix wiil oo walaalo ah.

    Mid ka mid ah wiilasha la dilay ayey wararku sheegayaan in isagoo dhaawac ah uu isku dayey inuu ka baxsado goobta hase ahaatee kooxda weerarkan fulisay ayey wararku sheegayaan iney ku ceyrsadeen dhulka keynta ah ku yaalla degaanka Siinka dheer halkaasoo ugu dambeyn ay ku dileen.

    Kooxihii dilka geystay ayaa goobtaas ka baxsaday, lamana oga illaa hadda cida ay ahaayeen iyo sababta ay u laayeen wiilasha uu dhalay ganacsadaha caanka ah ee Xaaji Gaabow.

    Jahwareer xoogan iyo khal khal ayaa hareeyey goobta uu weerarkan ka dhacay oo ay markii dambe gaareen ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo halkaas ka wada baaritaano kala duwan.

    Goobta uu dilkan foosha xun ka dhacay ayaa sidoo kale la sheegay iney tahay goobtii sanado ka hor lagu weeraray laguna laayey dhaqaatiir ajnabi ah oo u dhalatay dalka Siiriya.

    Gudoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Sh/hoose ayaa xaqiijiyey dilka loo geystay wiilasha ganacsade Xaaji Gaabow wuxuuna xusay inuu arintaas ka tacsiyadeynayo ayna baaritaano ku socdaan weerarkan iyo cida ka dambeysa.

    Xaaji Gaabow waa nin ganacsade ah oo si weyn looga yaqaan Magaalada Muqdisho gaar ahaan waxaa aad looga yaqaanaa Degmada Dharkiinley, halkaasi oo uu ku leeyahay Dabaq weyn oo ganacsi, laguna magacaabo Xaaji Gaabow.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.05 seconds 27,692,285 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014