October 02 2014 12:23:48
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
world Cap Fifaa 2014
world Cap Fifaa 2014
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Navigation
· Home
· Articles
· Discussion Forum
· Web Links
· Search
· Muxaadarooyin
· The Kroax
Somali Links
Camaloow.com
kulanka.com
Latest Articles
· Muxaadarooyim Qiso u...
· Kitabaka Ajuumifga
· Hidaha iyo Dhaqanka ...
· Muxaadarooyin Kala d...
· Kitaabka Usuulu Thal...
Faalloo
Ciidamada ammaanka ayaa howlgalo ammaanka lagu sugayo ka wada degmooyinka Beledweyne iyo Buula Barde ee gobolka Hiiraan.
News  wararka New Page 1
Camaloow Online:---
Ciidamada ammaanka ayaa howlgalo ammaanka lagu sugayo ka wada degmooyinka Beledweyne iyo Buula Barde ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada ammaanka ayaa howlgalo ammaanka lagu sugayo ka wada degmooyinka Beledweyne iyo Buula Barde ee gobolka Hiiraan.

Hawlagada ka socda Buula barde iyo Beledweyne ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada nabad galyadu ay saakay baaritaan ku samaynayaan gaadiidka dadweynaha iyo xaafadaha qaar, ayadoo ay soo xireen dhowr qofood oo lagu tuhunsan yahay inay ammaanka lid ku ahaayeen.

Sidoo kale waxaa soconaya howl-gal ay fulinayaan ciidamada maamulka gobolka ee ku sugan halkaasi, dadka degaanka ayaa ku soo warramaya in xaafadaha qaar iyo gaadiidkaba ay baarayaan ciidamadu.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay inay howl galkooda ka warbixin marka ay soo gabagabeeyaan.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Ugaas Cabdiraxman
Dhacdooyinks Yaabka Leh
Daawo Yaabka Aduunka

Daawo Sawir Camaloow








Youtub
New Page 1

Wafuuda Turkiga Baledweyn
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shaadibiya
Render time: 0.01 seconds 3,232,132 unique visits

Camaloow Online Copyright-2002-2014