25 May 2013 09:12:39
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 534

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
DHAGEEYSO:: SHEEKH UMAL IYO XASAN TAKAY OO ISKUDHICII UGU XUMAA DHEXMARTAY IYO JAWAABO CUL-CULUS OO AY HAWADA IISU SOO MARSIIYAY.......


Jawaabtii 2-aad ee Sheekh Umal Halkaan Hoose ka Dhageeyso.






__________________________________________________________________________________________


Shirkii ka dhacay magaalada Baydhabo horaantii bishan Diseember iyo dhamaadkii bishii hore, ayaa waxaa ka qaybgalay Shiikh Xassan Maxamuud Takar oo muddo dheer ku noolaa dalka Ingriiska, Xassan Takar ayaa muxaadaro uu ka jeediyey shirkaas waxa ay kicisey xiisad aad u weyn, waxaana loo fasirtey in shirkaas sabab u ahaa dilkii Shiikh Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo 05. Dec 2011 lagu diley magaalada Bosaso isaga oo soo tukadey Salaad subax isla markaana soomanaa Yoom Caashuura bisha Muxaram,

Culimada Ictisaamka ayaa isku raacey in dilka Shiikha laga go’aamiyey magaalada Baydhabo, Waxaana arrintaas daliil toos ah loogu soo qaatey Muxaadaradii Xassan Takar ka jeediyey halkaas,

Sh. Takar oo haatan ah garabka shabaab ayaa isla Muxaadaradaas waxa uu deyrka culimada ka saarey oo uu fitno ku tilmaamay Shiikh Umal oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Bariga Afrika, waxaana uu ku tilmaamey Camiil ama daba dhilif u baahan in wax laga qabto waxaana dooda u weyn ee Shiikh Xassan Takar ay ahayd in Shiikh Umal taageeray duulaanka Kenya ee Soomaaliya hoos ka dhegayso warkii Xassan Takar.
HALKAAN KA DHAGEEYO XASSAB TAKAR






Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa arintaas darteed ka jeediyey Muxaadaro aad u dheer isaga oo cinwaan uga dhigey “Been abuurka oo shaqo laga dhigto si loogu banaysanayo dhiiga Muslimiinta” waxaana uu ka dalbadey Xassan Takar in uu la yimaado caddeymo iyo bayino, haddii aanu hayn uu cudurdaar bixiyo cafisna dalbado. Hoos ka dhegayso Muxaadaradii Shiikh Umal.





Intaasi kadib ayaa waxa hadlay Shiikh Xassan Takar oo sheegay in uu dhegaystey Muxaadarada Shiikh Umal isagoo ku tilmaamey mid aflagaado ah waxaana uu afkiisa ka ilaaliyey kelmada Shiikh isaga oo isticmaalaya Maxamed Umal, sidoo kale Takar ayaa iska fogeeyay inuu cid farmuqay oo uu yiri waa la dili karaa balse waxa uu yiri waxaan sheegay kaliya inay gaalo la shaqeeyaay isagoo xiliga uu hadlayay ay garab fadhiyeen rag kale oo shabab ka tirsan oo iyana markooda hadalka qaadanayay,
Sidoo kale Takar ayaa iska fogeeyay inuu ka dambeeyay Dilkii Shiikh Axmed X.C/Raxmaan oo dhawaan Boosaaso Lagu dilay.


Halkan dha dhageyso Qaar ka mida Hadaladii Sh.Takar oo ku dacaayadeeyay Sh. Umal iyo Ragiisa.





















Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.06 seconds 10,253,357 unique visits