June 25 2017 12:35:16
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xarakada Al Shabaab oo dib u qabsaday Degaano dhaca Duleedka Kismaayo..........................................
    News  wararka New Page 1
    Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen Degaano dhaca Duleedka Magaalada Kismaayo.

    Degaanadan ay markale ku soo laabteen Xoogaga Al Shabaab ayaa saacadihii ugu dambeeyay waxaa ku sugnaa Ciidamada Maamulka Jubaland oo garabsanaya kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

    Baraha Al Shabaab ayaa lagu daabacay in Dagaal yahanada Xarakada Al Shabaab ay dib u qabsadeen Degaanada Buulo-gaduud iyo Yoontooy ee Gobolka Jubada Hoose.

    Dib u qabashada Al Shabaab ee Degaanadan ayaa imaaneysa saacado un kadib markii Saraakiisha Maamulka Jubaland ay sheegeen in aysan joojin doonin howlgallada ka dhanka ah Xarakada Al Shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 18,794,360 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014