March 01 2017 21:51:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Ku Xigeenka HirShabeelle oo ka hadlay abaaraha ka jira degaanadooda..........................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka HirShabeelle Cali C/llaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa ka hadlay abaaraha ka jira degaanada Maamulka HirShabeelle.

    Cali Guud Laawe ayaa sheegay in abaaro daran ay ka jiraan degaanada Maamulkooda loona baahan yahay sida uu sheegay in loo gurmado dadkaasi dhibaateysan.

    Waxa uu ugu baaqay Shacabka HirShabeelle iney soo dhaweeyaan Walaalahooda ka soo barakacay degaanada ay abaaraha ka jiraan isa markaana ay muujiyaan dulqaad Waxa uu sidoo kale sheegay in Shacabka loogu baahan yahay in ay Maamulkooda ku taageeraan u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 14,579,827 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014