January 22 2017 16:18:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:--Heshiis Nabadeed oo la kala dhex dhigay Beello ku dirirsanaa Degmada Caabudwaaq..................
    News  wararka New Page 1
    Kulamo lagu heshiisiinayo labo beello walaallo ah ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Dalka Soomaaliya.

    Magaalada Caabudwaaq ayaa dhawaan ka dhacay Dagaallo khasaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac sababay, kaasi oo u dhaxeeyay Beello halkaasi wada degga Nabadoon Aadan Cigaal Xafaa oo ka mid ah Nabadoonka Magaalada Caabudwaaq ayaa waxuu sheegay in Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay u istaageen heshiisiinta Beelahaasi.

    Nabadoonkan ayaa sidoo kale waxuu tilmaamay in Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug aysan ka qeyb qaadan dadaalada lagu damiyay colaadii u dhaxeysay Beelahaasi Hadalka Nabadoonka ayaa waxu imaanayaa xili dhawaan Dagaallo culus oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed uu siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Caabudwaaq ee bartamaha Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 13,349,308 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014