August 21 2017 10:37:38
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Musharaxiinta Kala Ah Shariif Sh Axmed Iyo Cumar Cabdirashiid oo Nairobi Ku Kulmay iyo Arimo Doorashada ku saabsan oo la isku fahmay..............................
    News  wararka New Page 1
    Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Iyo Madax-weynihii Hore Ee Dowladdii Kmg Aheyd Ee Soomaaliya Shariif Sheeq Axmed Ayaa Kuwada Kulmay Magaalada Nairobi Ee Wadanka Kenya.

    Shariif Sheeq Axmed Iyo Cumar Cabdirashiid Ayaa Soo Wada Shaqeeyay Xilligii Dowladdii KMG-ka Aheyd Oo Uu Madax Weyne Shariif Hogaaminayay, Kulankooda Nairobi Ayaa Ilo Ku Dhaw dhaw Waxa Ay Sheegayaan Inay Uga Wada Hadleen Arrimo La Xiriira Doorashada Dhawaan La Filayo Inay Dalka Ka Dhacdo.

    Sheekh Shariif Ayaa Kamid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliya , Si Lamid Ah Cumar Cabdirashiid Ayaa Isna Dhankiisa Kamid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxweyne Ee Dalka Kulankooda Nairobi Oo Aan Aheyn Mid Horay Loo Sii Shaaciyay Ayaanan La Ogeyn Waxa Kasoo Baxay Maadaama Aysan Warfidiyeenku Goobjoog Ka Aheyn Kulankooda.

    Inta Uga Badan Kulankooda Ayey Ku Lafa Gureen Arrimaha La Xiriira Siyaasadda Dalka Iyo Doorashada Madax Tinimo Ee Dalka Oo Dhowr Jeer Dib Udhacday.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 20,395,179 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014