January 22 2017 16:18:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Prof. Jawaari oo shaaca ka qaaday in uu yahay Musharax u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka….............................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maalintii shalay si rasmi ah u bilowdey diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Guddoomiayaha Aqalka Hoose iyo labadiisa ku-xigeen Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan(Jawaari) ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax mar kale u tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

    Shir jaraa’id oo uu saakay Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu yiri “kadib markii aan qadariyey xaaladda dalka uu marayo howlaha adag ee na sugaya, umadda Soomaaliyeed oo maanta u baahan iney hesho hogaan wanaagsan ha noqoto xaga sharci dejinta iyo fulinta, hogaankaas oo Alle ka raali yahay ,ma fududa xilka hogaaminta Baarlamaanka waxaan aad u qadariyey tallooyin iyo codsiyo badan oo iga soo gaarayey Shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan ha ahaadaan Haween,dhalinyaro,siyaasiyiin iyo Xildhibaanno aad u tira badan oo iga codsaday inaan mar kale usoo istaago hogaaminta Golaha Shacabka”.

    Jawaari ayaa taageero badan ku dhex leh Xildhibaanadii hore, sidoo kale xildhibaanada danbe ayaa si weyn ula dhacay sida uu u maamuley muddadii kala wareejinta, soo dhaweynta iyo sameynta aqoonsiyada cusub. Prof Jawaari ayaa dadka dhaliilaa sheegaan in uu yahay qof aan isticmaalin awoodda Baarlamaaniga ah ee uu lee yahay, waxaase lagu amaanaa in uu yahay nin dowli ah oo garanaya nidaamka Dowladnimo taas oo ka dhigtey xafiiskiisa midka ugu maamul-wanaagsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Musharaxnimada Maxamed Cismaan Jawaari ayaa hoos u dhigeysa damaca Cabdirashiid Xiddig uu ku doonaayey in uu markii u horeysey wax ka beddelo nidaamka hab-qaybsiga. Musharixiinta kale ee guddoomiyaha ee ku dhawaaqaya saacadaha soo socda waxaa kamid ah Maxamed Mursal oo Wasiir ka ahaa xukuumadda Federaalka oo isaguna ah nin miisaan culus ku leh siyaasadda.

    Sidoo kale waxa ay mugdi gelineysaa damaca Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam oo u ordaya in uu Soomaaliya Madaxweyne ka noqdo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 13,349,300 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014