October 24 2017 09:35:08
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:--Loolan Siyaasadeedka Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan oo maanta Muqdisho ka bilowday…....................
    News  wararka New Page 1
    Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay la hadal hayay in Xidig uu yahay musharax gudoomiye baarlamaanka ayaa maanta waxaa xaqiiqowday C/rashiid Maxamed Xidig oo uu wato Shariif Xasan Sheikh Aadan iyo musharixiin kale ayaa sii adkeeyay loolankii horey u jiray ee u dhaxeeyay Xasan Sheikh iyo Shariif Xasan.

    Labadii habeen ee ugu dambeysay waxaa jiray kulamo si toos ah iyo si dadban u dhacayay oo la doonayay in Xidig uusan isku sharaxin xilka gudoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari ayaa saaka shaaciyay inuu yahay musharax madaxweyne, waxaana saacado kadib musharaxnimadiisa ku dhawaaqay C/rashiid Maxamed Xidig.

    Waxaa muuqaneyso inuu xaalka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka adag yahay, maadaama labada musharax ay kala wataan musharixiin dooneysa xilka madaxweynaha dalka Waxaana doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ay kala saari doontaa cidda noqoneysa madaxweynaha dalka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,901,363 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014