February 23 2017 20:30:24
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo Videos:---Dagaal aad u qaraar oo markale dib uga qarxay Magaalada Ticis ee dalka Yemen…..............................
    News  wararka New Page 1
    Waxay markale dagaalo culus ka bilowdeen magaalada Ticis ee dalka Yemen xili lagu waday in la dhaqan geliyo xabad joojin cusub.

    Todobaadkii hore ayuu Xoghayaha Arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry ku dhawaaqay in Khamiista iyo maanta oo Jimce ah hirgeli doonto xabad joojinta cusub.

    Waan waanta ugu danbeysay ee laga dhex waday Dowlada Yemen iyo kooxda Xuuthiyiinta ayaa waxaa iska kaashanayey Dowlada Cumaan iyo Maraykanka.

    Dagaalka ka socda wadanka Yemen muddo ka badan 20 bilood ayaa waxaa ku dhintay kumanaan dad ah, dalkaasi ayey hada ka jirtaa macaluul saameysay shacabka oo aan heysan cunto ku filan.

    Marar badan ayaa lagu guuldareystay iskudayo kala duwan oo ku aadanaa sidii xala nabadeed looga gaari lahaa dagaalka u dhaxeeya Xuuthiyiinta oo ah shiicada Yemen iyo dowlada taageerada ka helaysa isbaheysiga Sucuudiga hogaamiyo ee dalalka khaliijka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 14,270,425 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014