October 24 2017 09:42:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:----Kooxo Labisan Dareeska Nabad Sugida oo dhac ka billaabay Muqdisho..........................-
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada Ammaanka Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa Nabad Sugida ayaa waxa ay Nawaaxiga Warshadii hore ee Baastada ku soo bandhigeen rag la sheegay in Dareeska Ciidamada dowladda ay ku dhici jireen shacabka ku dhaqan Xaafadaha degmoooyinka Heliwaa iyo Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.

    2 ka mid ah dadkaasi la sheegay in ay dhaca kula kaceen Shacabka oo ay ka qaateen Computerrada gacanta, Taleefanno iyo agab kale ayaa lagu soo bandhigay Ex Control Balcad ee Magaalada Muqdisho.

    Mid ka mid ah dadkii ay dhaca kula kaceen oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xilli habeen ah ay u soo galeen gurigiisa kuna war geliyeen kaliya ay baaritaan ka sameynayaan gurigiisa.

    “ markii ay baaritaan ka billaabeen guriga waxa ay qaateen Lap Top , lacag $360 ah iyo taleefanno gacanta kuwa qaaliga ah” ayuu yiri Ninkaasi gurigiisa dhaca loo geystay Saraakiisha Ammaanka ayaa sheegay in raggaasi ay soo qab qabteen ay horgeyn doonaan Sharciga si cadaaladda loo waafajiyo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,901,476 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014