September 26 2016 12:43:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    In ka badan 70 Madaxweyne iyo R/wasaarayaal isugu jira ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir caalami ah oo looga hadlayo hagaajinta nidaamka hab dhaqanka Adanaha .
    News  wararka New Page 1
    In ka badan 70 Madaxweyne iyo R/wasaarayaal isugu jira ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir caalami ah oo looga hadlayo hagaajinta nidaamka hab dhaqanka Adanaha oo isniinta ka furmi doono Istanbul.

    Shirweynaha Caalamiga ah oo uu soo qabanqaabiyay Xoghaya Guud ee Qaraamada Midoobay Ban Ki Mon waxa uu qeyb ka yahay dadaalada Qaraamada midoobay ee ku wajahan la tacaalida arrimaha dadyowga dalalka caalamka iyo ka hortaga musiibooyinka.

    Qodobada looga hadlayo Shirweynaha waxaa ka mid ah sidii loola tacaali lahaa arrimaha barakacyaal gaaraya 60 milyan qof oo dunida ku farirsan kuwasoo degaanadooda uga barakacayeen dagaalo, iyo isbedelka cimilada aduunka .

    In ka badan 6000 oo qof oo qeybo kala duwan ka socoda ayaa waxa ay ka qeyb galayaan shirkan Isniinta ka furmayo magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

    Sida laga warqabo 2.7 milyan Suuriyaan ah ayaa waxa ay haatan ku sugan yihiin dalka Turkiga kuwaasi oo ka cararay dagaalka Suuriya ka socoda, Waxayna ku haminayaan inay Turkiga uga sii gudbaan wadamada Yurub.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Name:

    Validation Code:


    Enter Validation Code:

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.04 seconds 10,906,957 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014