July 28 2016 14:27:19
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kambala ee xarunta dalka Uganda.
    News  wararka New Page 1
    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kambala ee xarunta dalka Uganda si ay uga qeyb galaan caleemo saarka Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni oo dhawaan ku guuleystey doorasho ka dhacday dalka Uganda.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa caawa lagu marti qaaday in ay ka qeyb galaan casho sharaf ka dhici doonta Madaxtooyada Qaranka Uganda.

    Ammaanka guud ahaan dalka Uganda ayaa la adkeeyay iyadoo xaflada caleema saarka Madaxweyne Museveni ay ka qeybgalayaan madax ka socota caalamka. Yoweri Museveni ayaa dib loo doortay 20-kii Bishii February ee sanadkaan, iyadoo Doorashadaas uu qaadacay Hogaamiyaha Mucaaradka ah Kizza Besigye oo la tartamay Madaxweynaha Wadanka Uganda.

    Waa Madaxweynihii labaad ee toddobaadkan lagu caleemo saaray dal ka mid ah wadamada ku yaal Bariga Afrika waana madaxweynihii labaad oo la caleemo saaro iyadoo ciidamo nabad ilaalin ah ka joogaan dalka Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Name:

    Validation Code:


    Enter Validation Code:

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub
    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.04 seconds 10,356,252 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014