December 10 2016 22:26:24
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Labada Madaxweyne Soomaaliya iyo Suudaan oo Heshiis ku kala saxiixday Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Omer Hassan Ahmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada ee Dalka Suudaan.

    Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka labada Dal , iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer Wasiir ah oo ka shaqeyn doona arrimahaasi, oo ay ka mid yihiin Iskaashiga labada Dal ay xoojinayaan ayaa waxaa ka mid ah dhinacyada kaabeyaasha dhaqaalaha, ganacsiga, amniga, dhaqanka, waxbarashada, tayeynta laamaha Dowladnimo ee Soomaaliya iyo kuwo kale.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweyne Al Bashir shacabka iyo Dowladda Suudaan uga mahad celiyay sida ay u garab istaageen Soomaaliya xilligii burburka, iyo waqtigan la joogaba, isagoo ka codsadey in la sii wado taageeradaasi.

    Madaxwaynuhu Waxaa uu intaa ku darey in Soomaaliya ay sannadkan ka dhacayaan doorashooyin , taasina ay ka marag kaceyso, horumarka laga sameeyay dhanka Dowlad dhisidda, baahinta maamulka iyo in shacabku yeesho codka ay ku soo dooranayaan hoggaankooda.

    Madaxweyne Al-Bashir, ayaa isna sheegay inuu ku faraxsan yahay horumarka ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso, isagoo sheegay in Suudaan ay taageeradeeda Soomaaliya sii wadeyso ilamaa ay Soomaaliya dib cagaheeda isu taageyso, isagoo xusay inuu ku rajo weyn yahay inuu dhowaan arko Soomaaliya oo si buuxda amnigeeda ula wareegta, taasina ay dhabbada u xaari doono horumarka Dalka.

    Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale xusay inay doonayaan in labadooda Dal ay tusaale u noqdaan Gobolka, kana shaqeeyaan horumarka, xasiloonida iyo amniga.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 12,236,910 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014